DAAWO MUQAAL…Dadwaynaha Reer Burco Oo Ka Hadlay Xubintii Xisbiga Waddani Usoo Xulay Komishanka Doorashooyinka Ee Madaxwayne Siilanyo Iska Hortaagay

Oct 9, 2014 Hargeysa(SM) – Dadwaynaha Magaalada Burco Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Madaxwaynaha Siilanyo Inuu Is Ka Hortaago Dr Fadal Ka Mid Noqoshada Xubaha Komishanka Doorashooyinka