Daawo Muqaal… Ambasadoor Maxamed Cusmaan Cumar oo lagu aasay London

Alaha u naxariistee Maxamed Cusmana Cumar ayaa lagu aasay qubuuraha Muslimiinta ee magaalada London iyada oo aaskiisa ay ka soo qeybgaleen dadweyne Soomaaliyeed oo aad u fabadan asiga oo ka soo shaqeeyay dowladii Soomaaliya.

Hadabo hoos ka daawo qaabka loo aasy iyo yaariiq nolalaleekiisa.