Daawo Muqaal: “Beesha Ciise Ma Matalo Cali Aareeye Dibna Looma Dooranaayo” Badhasaab Xigeenka Awdal Oo Ka Raali Galiyay Madaxweyne Silaanyo Weerarkii Xil. Cali Aareeye.

Oct 30, 2014 Borama(SM) – Kadib weerar xoogan oo uu ku qaaday Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo Xildhibaan Cali Macalin Aareeye ayaa waxa maanta ka raaligaliyay Badhasaab ku xigeenka Gobalka Awdal Cabdiraxmaan X.Nuur Sugaal, waxana uu sheegay “Beesha Ciise Mamatalo Xil. Cali Aareeye Dibna u dooranmayno oo cod nagama helaayo, madaxweyne hadaladiisa ka raali noqo, Beeshuna way ku taageersantahay.” halkan ka daawo.