Daawo Muqaal: Dhalinyarada Garabka WADDANI Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay In Library-gii Dhalinyaradu Wax Ku Akhrisanaysay Uu Siilaanyo Ku Wareejiyo Nin Beeshiisa Ah….

Oct 29, 2014 Hargeysa(SM) – Dhalinyarada Garabka WADDANI Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay In Library-gii Keli Ahaa Ee Dhalinyaradu Wax Ku Akhrisanaysay Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Wareejiyo Nin Nim Beeshiisa Ah.