Daawo Muqaal: Dhisme Laba Dabaq Ah Oo Ay Yeelan Doonto Laanta Socdaalka Lawyacaddo Oo Maanta La Dhagax Dhigay

Oct 31, 2014 Lawyacaddo(SM) – Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Dhisme Cusub Oo Laba Dabaq Ah Oo Ay Yeelan Doonto Laanta Socdaalka Lawyacaddo