DAAWO Muqaal… Dood Adag Oo Dhexmartay Cali Khaliif Galaydh & Axmed Samatar Iyagoo Kala Mabda’ Duwan Iyo Su’aallo Lala Boobay

Oct 14, 2014 Minneapois(SM) – Labaa Aqoonyahan Ee Dr. Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Dr. Cali Khaliif Galaydh Ayaa Waxaa Dhex Maray Doodii Ugu Adkeyd Kadib Kullan Kale Oo Ay Ku Yeesheen Magaalada Minneapolis Ee Dalka Maraykanka Iyo Su’aallo Lala Boobay Iyagoo Kala Mabda’ Duwan.