Daawo Muqaal….Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi Mr. Neil Wigan Waxaana kulankaasi ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane, Maxamed Biixi Yoonis

unnamed