Oct 22, 2014 Boorama(SM) – Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Awdal C/kariim Maal Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Ay Ka Mid Yihiin Imaatinkii Gudoomiyaha WADANI, Tabashadii Madax-dhaqameedka G/galbeedka Iyo Badhasaabka Awdal Oo Soo Kordhiyay Arrin Ugu Ku Ah Gobolka Hargeysana Kal Yimid Ciidamo Isaga Iaaliya Oo U Gaar Ah,