Daawo Muqaal: Magaaladda Hargaysa oo dadweynahu aad uga cabanayaan qashin fara badan iyo Maamulka dawlada Hoose oo aan waxba ka ogeyn.

Oct 10, 2014 Hargeysa(SM) – Dadweynaha Magaalada Hargeysa Oo Cabasho Ka Muujiyay Qashin Buuxdhaafiyay Xaafadaha Dhexdooda Oo Laga Baqayo Inay Ka Dhashaan Xanuuno.