DAAWO MUQAAL…Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somalia Neil Wigan oo ka hadlay Aqoonsansiga Somaliland iyo sababaha loo aqoonsan Waayeen Somaliland.

Oct 19, 2014 London(SM) – Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somalia, Neil Wigan oo fadhigiisu yahay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya ayaa waraysi uu siiyey telefishanka Universal kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin sababta ay dawlada Ingiriisku u aqoonsan la’yihiin somaliland, iyo heshiishka Mamul goboleedka puntland iyo Dawladda Soomaaliya.