Daawo Sawiro..Masuuliyiinta Xisbiga UCID ugu sareysa oo Burco si weyn loogu soo dhaweeyey xafiis cusubna ka furtan Burco….

10687012_10152856388376383_4710331845640778108_n 1926884_10152856388346383_230116765715762576_n

Xisbiga Mucaradka ah ee UCID ayaa Xafiis Cusub ka Furtay Gudaha magaladda burco gaar ahaana Bariga Magalada.waxaana Loo Sameyay Furitaanka Xafiiskan Cusub Munaasibad Baladhan oo si qurux badan loo soo abaabuley oo ay goob jog ka ahaayeen Gudomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Warabe ,Musharaxa Madaxweynaha Xusbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen , Musharaxa Madaxweynaha ku xigeenka Xusbiga Ucid Cabdirashid Mataan iyo Madaxkale oo ka tirsan xusbiga Ucid .

S6250466.jpg S6250483.jpg S6250520.jpg 0009.jpg 000031.jpg 000041.jpg 000052.jpg 00071.jpg (1) 00071.jpg