Daawo Sawiro…Somaliland oo ku dhex milantay maamulada Soomaaliya ka jira kana qayb gashay Shir UAE Counter-Piracy Conference 2014 oo Maanta lasoo Gebagabeeyey…

(SM)  kulankii labaad maanta ka qayb galay shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 ee ka furmay shalay duhurkii Hotelka weyn ee caala’miga ah ee JM MARRIOTT MARQUIS DUBAI ee magaalada Dubai ee wadanka isutaga imaaraadka carabta.

Shirweynahan caalamiga ah oo ay kasoo qayb galeen wafuud cadadkoodu uu gaadhay ilaa 200 oo ergay iyo marti sharaf badan oo kale oo qiyaastii 700 qof ahayd ayaa waxaa ay isugu jireen wufuudaasi kuwo ka kala yimi wadamo ay tiradoodu gaadhaysay 30 wadan,

NATO, EURIPION UNION, United Nation ka iyo wakiilo ka kala socday shirkado ay ka mid ahaayeen DP World, ayaa ah mid looga arinsanayo arimaha Budhcad badeednimada oo noqotay mid adduunka oo idil gacanta ay ka teegeen.Waxa sida aad sawirka ku aragtaan ka muuqda in maamuladda Somaliya ka jira ee Puntland,Galmudug,Jubaland,Xibin iyo xeeb.

Somaliland ayaa shirkan ka qayb gashay sida aan ka aragtaan sawirka  kuna dhex milantay maamuladda Soomaaliya ka jira. Shirkan wax shacabka reer Somaliland ay ka ogyihiin ma jirta lagamana hadlin ujeedada iyo la shirka aan la shaacin ee Xukumadda Somaliland ay la fadhido maamulo ka jira Soomaaliya,Tani oo kale wax ay shaki galinaysaa in xukumadda Somaliland ka jirtaa ay u faro dhuudhuuban tahay shirarka noocan oo kale ah ee maamulada Somaliya ka jira lagula shiro.

Salaanmedia/Hargaysa

unnamed

IMG_4158
IMG_4160
IMG_4163IMG_4164IMG_4165IMG_4166IMG_4167IMG_4168IMG_4170IMG_4171IMG_4172


IMG_4176

IMG_4178

IMG_4181

IMG_4183

IMG_4187
IMG_4188IMG_4189IMG_4190