Daawo Muqaal iyo Sawiro…”Taliyihii Hore ee Sirdoonka Somaliland General Maxamed Nuur Xirsi” Xukumaddan Maanta Somaliland ka jirtaa maaha mid waayo aragnimo leh oo dalka wax ka bedeli karta..Kulan Xisbiga Waddani ee London

IMG_5235
IMG_5182 IMG_5184 IMG_5185 IMG_5187 IMG_5189 IMG_5213 IMG_5216 IMG_5218 IMG_5224 IMG_5234 IMG_5235 IMG_5245 IMG_5251 IMG_5258 IMG_5262 IMG_5266 IMG_5284IMG_5224IMG_5224

 

 

 

 

Waxa habeenkii Sabtida 11.10.14 xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Taliyihii Hore ee Sirdoonka Somaliland General Maxamed Nuur Xirsi ka dhacday galbeedka magaaladda London,Waxa kale oo kasoo qayb galay, madax sar sare oo ka tirsan Xisbiga Waddani oo isugu jiray Garabka Haween ee Xisbiga,Gudoomiyaha Xisbiga,Xoghayaha iyo laanta Koonfur Bari London ee Xisbiga  Waddani oo soo qaban-qaabisay xaflada iyo qaar kale oo ka tirsan Madaxda Xisbiga.Kulanka oo aad u balaadhnaa waxa dhamaan madaxda xisbiga Waddani ka hadleen xaaladda Somaliland ee wakhtigan ay ku sugan tahay,Waxa kale oo dhamaantood ay carabaabeen in ay tahay muhiim in dalka Somaliland ay ka dhacdo doorasho xora oo xalaala iyo sida xisbiga ay muhiim ugu tahay in xisbiga waddani uu aad ugu diyaar garoobo in dorashada dalan si wacan uga qayb qaadato. Daawo Muqaalka oo dhan.

IMG_5238

 

Salaanmedia/London

IMG_5255 IMG_5271 IMG_5270 IMG_5269 IMG_5267 IMG_5251 IMG_5250 IMG_5241 IMG_5238 IMG_5231 IMG_5229 IMG_5218 IMG_5214 IMG_5190 IMG_5189 IMG_5184 IMG_5182 IMG_5174