Daawo Sawiro…Xisbiga Mucaridka ah ee UCID oo Xafiis Cusub ka Furtay Gudaha magaladda Gabiley.

Waxa shalay oo ay Bishu aheen 26/10/14 waxaa Xafiis Cusub ka Furtay Gudaha magaladda Gabiley xusbiga Mucaridka ah ee UCID ,Xafiskasi oo ku yaala Afaafka hore ee Magalada laga soo Galo.waxaana Loo Sameyay Furitaanka Xafiiskan Cusub Munaasibad Baladhan oo si qurux badan loo soo abaabuley oo ay goob jog ka ahaayeen Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Xuseen(Warabe) ,Musharaxa Madaxweynaha Xusbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen , Musharaxa Madaxweynaha ku xigeenka Xusbiga Ucid Dr Cabdirashid Xasan Mataan iyo Madax kale oo ka tirsan xusbiga Ucid,Waxaa munasibada hadalo kooban oo furitaan ah ka jeediyey Gudoomiyaha Xusbiga UCID iyo Dhalinyaro ku Hadleysey Codka Dhalinyada Gabiley ee UCID. Daawo Sawirada

SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC