Daawo Sawiro…Guddomiyaha Gudida Dawga Cad ahna mulkiilaha Hotel Mansoor oo London lagu soo dhaweeyey…


Kulan ka dhacay Galbeedka Magaalada London oo lagu soo dhaweynaayey Mulkiilaha Mansoor Hotel
 ahna gudoomiyaha gudida dib u dhiska wadada cad ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda isaga oo la kulmay qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee degan dalkan Ingiriiska,kulanka oo Gudoomiyahu warbixin dheer oo ku saabsan xaaladii ugu danbeysay ee maraayo dib u dhiska wadada cad iyo sida jaaliyadda dibadu ay uga qayb qaadan lahaayeen dib u dhiska wadada ,ugu danbeyntii waxa la gudoonsiiyey shahaado ku beegan waxqabadka iyo horumarka uu ka geystay Somaliland..

2111098763