Daawo Sawirrada Reer Awdal Oo Maanta U Kala Hadhin Soo Dhawaynta Gudoomiyah​a Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyah​a Xisbiga WADDANI Cirro.

28 unnamed 124 30 29 27 25 22 21 20 19 18 17 15 14 13 12 11 10 9 8 7 6 5 4 3

Md.C/raxmaan C/laahi Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka aroortii hore si kal iyo laab ah loogu soo dhaweeyay Gobolka Awdal iyada kumayaal iyo kumayaal dadweyne taageerayaal ah oo ruxay astaanka callan iyo caleemo qoyon ay kaga hortageen degaanka kalabaydh kuwaas u soo galbiyay Magaalada Boorama.

Ka dib markii uu soo gaadhay gudaha magaalada Boorama ayaa waxa uu gudoomiyuhu ka dhex baxay gaadhi dusha ka banaan si u u salaamo dadweyne kumayaal ah oo taagnaa wadooyinka dhinacyadooda kuwaas oo caleemo qoyan iyo mashxarad gudoomiyahooda ku soo dhawaynayay waxaana ugu danbayn loo soo galbiyay Hotel Rays oo loogu balansanaan soo dhawaynta Gudoomiyaha iyo boqolaal ka soo diga rogtay Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye oo ku soo biiray Xisbiga Waddani kuwaas oo isku jiray rag ruug cadaayo siyaasadeed oo dhalanteeda bilaashka ah ee xisbiga Kulmiye iska gartay.

Salaanemdia/Boorama

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha golaha wakiilada Ahna gudoomiyaha xisbiga WADDANI