DADWAYNAHA YAQAANAY AMABA USOO TAAAGNAA WAX QABADKII Yuusuf ismaaciil samatar GANDI: Qore Ismaciil Cabdi Imaaciil

DADWAYNAHA YAQAANAY AMABA  USOO TAAAGNAA WAX QABADKII  Yuusuf ismaaciil samatar GANDI:  Qore Ismaciil Cabdi Imaaciil

maqaal 

Dhismaha Rugta Akhriska Gandi Iyo Xaruntii Boosaha Ee U Dhaw Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa Oo Xukumaddu Siisay Shirkadda Al-Xarbi Oo Ay Isku HaybYihiin Madaxwayne Silany   Rugtan akhriska ee loogu magac  darey Yuusuf Ismaciil Samatar (Gandi) waxaana iska lahaa magic bixinteeda Alla ha u naxariistee Madaxweynii Maxamed  Ibraahim Cigaal oo ahaa Madaxweyne Taariikhda  Jecel oo soo nooleeyey dadkii taariikhda Somaliland . hadaba waxa wax laga xumaado ah habdhaqan maanta uu  ku dhaqaayo xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ku wareejisay shirkadda Ilma Faarax Xarbi ee Al-Xarbi iyadoo dawladii marxuum Cigaal ay ogolaansho u siisay wiil uu dhalay Alle ha u naxariistee Yuusuf Ismaaciil Samater (Gandi) oo ka mid ahaa macalimiintii halganka dheer u gashay waxbarashada Somaliland, kaas oo horaantii 60-kiina wasiir ka noqday xukuumadii Soomaaliya ee wakhtigaasi.                                                                                 

 

Hadaba Waxaa Wax LaL a Yaabo Ah In Madexweynaha Maanta Haya Talada Dalka Inuu  Isku Dayayo

Inuu Laalo Amba Uu Ka Dhigo Taariikhada Somaliland Waxaan jirin.

Hadaanu Nahay Shacabka Somaliland Ee Qurub Jooga ah In Aan Dhalacayno In  Madexweynihii Dalku

Uu Meel AH Xarun Waxbarasho In Uu Siiyo Nin Ay Ilmaadeer Yihiin.

Waxaan Ka Digeynaa In Wixii Dhib Ka Yimaado Uu Masuuliyadeeda Qaadi Doono madexweyne Axmed Mohamed Mohamoud (ciilaanyo)  .

Ismaaciil Cabdi Ismaaciil uk

Allaa  Mahad leh