Ogaysiis jaaliyada somaliland ee dalka finlandÂ
Dhaman shacbi weynaha somaliland ee ku dhaqan wadanka finland gaar ahaan caasimada iyo agagaaraheeda
waxaa la ogaysiinayaa inay inoo imanyaan lix maayer oo maagaalooyinka somaliland qaar ka mid ah iyo madax kale oo la socota waftigaasi , hadaba waxaa maayarada lala kulmayaa maalinta salaasada wiiga soo socda.
                             Â
Goobta waa nuoristalada vuosari, Â
Address:- pohjavedenkatu 5 , Helisinki
Wixii faahfaahin ee dheeraada kala xidhiid gudida jaaliyada somalilalnd
G.jaaliyada;Â Xassan Cali sadexlle