dhawr iyo sidetaankii waxanu iskulada uga yacnay hangash enanin iyo kabtan false mantana waxaa loga yacaay wadanki RRu cali waran cade iyo xiirsi ba yidhi…

MAQAAL
Dhawr   iyo  sidetaankii  waxanu iskulada  uga yacnay hangash enanin iyo kabtan false mantana waxaa loga yacaay wadanki
RRu cali waran cade iyo xiirsi ba yidhi
waxaan salaan  iyo  ducoo  is huwaan  udirayaa  dhamaan  shuhadadii  snm   waxanan leyahaay  intii  gabonaimada  uhuraay  naftodaa  ilahaay goodka hawnuriyo  intii ka badbadayna   waxaan  udiraya   sharaaf iyo  cisii  inay  ku  noladaan  
ugu horaayn  shacaab waynaha somaliland  meel kasta oo ay jogaan  waxaan lawadagayaa  murugada iyo faarxadaa ku began, 17 0ktobar  waxanan leyahaay halo duceyo inti ku geriyotaay halganki  inta nolna si sharafi  ku dhehantahay  halo ixtiramo
ragii iyo halgamayashi naftoda u qudhaay qaraankani inu noqdo  dabedod  miid cadalad iyo horumar ku wara midhahodina noqday kaan aynu manta ku nolnahay   ayaynu  manta wax ka tabanaynaa ragay hayeen iyo qimahodii,   beelkasta oo somaliland  degtana  ragaa kaga  jiraay halgankaas kuway hayeen 
 1 cabdiqadiir kosaar 
2 cabdilahi askar 
3 adaan shine
4 ina kod buur
5 maxamed  cali
6 maxamed xashi lixle
7  maxamed saleban 
9 xandule 
10 qule 
lama so kobi karayo  ragaa naftodi u huray qarankan  waxaay dhamantod   kunolayeen  sharaaf  waxay haysteen  aqoon ku filaan  waxaay dhaleen  carur qurxoo badaan  dawladi iyo dadki aay markaa ka tiir sanayeen  badankodu  waxay hayeen  raag karamo  iyo cisiba ku leeh  intaas  kadiib 
waxaay dideen  xumaanta  iyo qabyalada  nin jeclaysigaa  jidhdilka dadkoda lagu hayo iyo  dhamaan cadalaad daro   xaadhkaa gosataay oo dawladii kaligi  taliska ahad ee maxamed siyad baree  ka imanaysay  tasoo ninbaa si  goniyaa uga talabaay ugana  baxaay dawladi markaas jirtay  waxaa lagu  dhawaqaay ururki snm  kasoo  isu tagaay xoraaynta  iyo ka dhidhiga   umada somaliland lagu hayay wakhtigaa 
waxaa yaguna manta xusiid mudaan raga ka  nool shuhadadi snm 
1 xasan cise jamac 
2 axmed mire nuux
3 ibrahim dhaga wayne 
4 maxamed xashi cilmi
5 cabdiraxman aw cali farax tolwa
6 xasan gure
7 axmed silanyo 
iyo labada mujahiid  ee kulmiye lagu jiid jido
maxamed kahiin iyo 
muse bixii
waxaan ad iyo  ad ugu farax sanahaay  marka lo egoo arimihii lo halgamaay in  qabo aad umihim aha la gadhay sida somaliland oo xoor ah calaan ugarana leeh wa wax ilahay logu mahadiyo  abalkedana aay leyihiin shuhadadi snm inti dhimatay iyo inta nolbaa  
waxaan donaya inan waxogaa  ka tabtabto  ragaas mantaa  uhuray naftoda iyo qoladaan midhahodii guranayaa   qimahay kala leyihiin   
 haalka beshaa sacd muse  ay uhureen naftodi carurtodi iyo  xasaskodina aay ka yaceen oo ay ka dorbideen inay masaska cunaan  ilahay hawnaxasirte adan shine cabdilahi askar  ragasi qimahay kulahayen beshaas waynu garanayna  halgankina qimahay ku lahayen waynu garanayna manta se ya badalay   ragaas carurtonina  yaa  melahaaska dawanaya 
maxamed bixi  yoniis iyo 
abib  timacad iyo wasirada
 kale beshaas kaga jira dawlada silanyo  xagebay ku nolayeen marki  ragasi  naftoda uhurayen  xagebay  mantaa  kaso baxeen  ragaas waynu wada garanayna  nin waliba carurtisi iyo   xaskisa ayu  kula raxaysanayay wadamada  debade  mantana waxay  kudul xaragonayaan   xcarurti  mujahidinta
cabdirax maan tolwaa  
marku  halganki  ku jiray naftisana u sadqeyay inu  dalkaan u shihidoo  xagebuu  kunola  saylicii mantaa wa kaas labada boqol ee askari  ilalinaysoo   boqol kuun oo dolaarbu   bil kaste  mushahaar u qataa cabdiraxman tolwana  labada askari ee guriga u ilalisa  walaga bixisa  musha harkodaa 
xasaan cise jamaac 
wasirada besha arab iyo  xildhiban  nacnac  xagebay  jogeen marki xasan  xisee isagoo loyara  oo carur iyo adunba buxaa uu ka dhaqaqay ee uu snm  ku biray  halkebay ku nolayen manta waxaynu  ognahay labatan sanadod  inu  xafada sinay iska dagena  oo ladhka iyo biyahaba   qarabadisu ka bixiso oon mel  wax kaso galan oo dalkani anu jiriin  hal mar  buu  is tijabiyay oo is idhi mar labaad qarankan   badbadi  markina dawlada silanyo siday ula dhaqan taay wataynu   ogaayn 
besha  habar  jeclo  ee halganka  ka midka ahayd ee ragi qimaha  badanaa ku jireen halganki  intodii badnaydna ku geriyotaay   ma waxaa nasib u yeshaay   inay  abalkodii  iyo midhahodiba   ay gurtaan kuwii  basasinta  u ahaa siyaad baree   maxamed  kahiin waxa u ka mid aha ragii halganka uhuray naftisa  kana hajiray carurtisi  mantana waynu ognahay wakaas ka dheex  cabanaya kulmiye  midhihisi iyo  halgankisana  waxaa guranaya wasir maxamed xashi  iyo wasirka macdanta  oo aha basasin siyad bare uga basasa snm  
ibrahim dhaga wayne 
waxaa lagu yaqanay gesinimo aan baqaan oo calol adag waxaa uu aha ragi halganku ku socday ee an  laga marmi jirin waxa u aha  ninki buraha galay waxa u aha ninki hargaysa caday hadhka galay qabsaday mantana  waynu ognahay  silanyo   ciyaalo  yar yar inu uqaybiyay  cali xor xor iyo wasir sacad cali   iyo qarkalo badan oo islantu wadato  xagebay ku nolayeen marki ibrahin buraha  ku dul qalanayay shinbiraha   wa nasib daro dalkan ku habsatay 
cabiqadir kosar 
waxa u ahaa nin sharaaf badan laba iyo toban af bu ku hadli jiray waxa u aha nin  isu tagay xoraynta iyo  dib uso nolaynta  qaranimada somaliland  waxaa lagu yaqanay  fur furnan  wayo aragnimo latashi  cadalad iyo hogamiin hufaan   waxa u aha nin haan wayn besha habaryonis waxay halganki kulahayd qaab libax adhaxda dhexena way ahad maxamed xashi lilxle maxamed cali axmed mire iyo qarkalo badan,   yaa   guranaya midhihi aay ku tabceen  cali waran cade iyo   ina cabdi xarir mr cadani  xagebay jogeen marki ragasii  halganka isutagen cali waxa u aha enenisti anu  ka dhuman jirnay anago yaryar mantana waxa uu horkacaya rru  wa ayaan daro  dalkan iyo dadkanba ku habsataay
ugu danbaynti waxaan  uso jedinaya  hadii ay jirto in uun  wax la xasusta madaxwayne silanyo inu isku dayo  halganki iyo qimihi snm uyalay  hadii uu taas  mar un xasusto waxa uso baxaya  inu ka fogado cadalad darada iyo nin jeclaysiga iyo qabyalada 
wayo waxaa uu manta madaxwayne silanyo ku dhaqaya dalka wa  qodabadi snm ka dagalantay dhamantod wa kuwii   sami qaybsiga qabyalada cadalad darada  nin jeclaysiga xadhiga iyo cabudhinta bulshada  kuwaso dhami wa arimihi   ay snm  ka biya didaay halgankana kagashay
raga manta wasirada  ee baburta iyo  guryaha wa wayn  ku xaragonayana waxaan leyahay  malin baa iman dontaa  ragi  ushihiday wadankan carurtodii aay idin xukumi donan oo ay idinla tigsan donan   maxkamado wanay samrayan inta lagadhayo wakhtigaas
garaad cabdi qani maxamed cabdilahi Â