Gabadh Soomaaliyeed Oo Bilad Boqortooyo Lagu Gudoonsiiyey Wadanka Norway

image

Boqortooyada wadanka Norway waxa ay billad sharaf guddoonsiisey haweeneey Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Safiyo Cabdi , taasi oo noqoneysa qofkii koowaad oo ajnabi ah oo qaatada billadaasi.

Safiyo ayaa biladani ku muteysatay shaqada ay ka qabatay la dagaalanka gudniinka fircooniga ah, iyada oo hormuud ka noqotey in dowladda dalkaasi ay meelmariso sharci gudniinta ku saabsan.

Salaanmedia/Hargaysa