Guddoomiyaha WADDANI Oo Magacaabay Guddiga Isku Dubbaridka Qurba-joogga Iyo Laamaha Dibadda Ee WADDANI

waddani/ ciro

Oct 14, 2015 Hargeysa(SM) – Guddoomiyaha Xisbi-mucaaridka WADDANI C/raxmaan Cirro ayaa sida uu ku sheegay Warsaxaafadeed Wuxu magcaabay Guddiga Isku dubbaridka qurbajooga iyo Laamaha Xisbiga WADDANI ee ku yaal waddamada Dibedda.

Warsaxaafadeed uu soo saaray gudoomiye Cirro ayaa  u dhignaa sidan:-

 

Ref/XIS/WAD/XDH/167/014                                                                             Date: October 12, 2014

 

Ujeeddo: Magacaabis Xil

Markaan Eegay                      Baahida loo qabo dardar gelinta iyo isku dubaridka laamaha

debeda ee ka tirsan Xisbiga WADDANI

 

Markaan Darsay                     Hawsha weyn ee saran laamaha debeda xilikan oo ay doorashadu

na soo food saaran tahay iyo In la adkeeyo xidhiidhka  u dhaxeeya

Laamaha dibedda iyo Xarunta dhexe

 

Markan ku Qancay                 Hawl karnimada iyo fircoonida ay leeyihiin xubnaha hoos ku xusan

 

 

Waxan maanta oo taariikhdu tahay October 13, 2014 aan u magacaabay xubnahan hoos ku xusan in ay noqdaan Guddiga Isku dubbaridka qurbajooga iyo Laamaha Xisbiga WADDANI ee ku yaal waddamada Dibedda,guddidaas oo ka hawl gelaysa adkaynta wadashaqaynta Xarunta Dhexe iyo Laamaha Dibedda ee Xisbiga WADDANI.

 

 

 NO Magac Xilalka Telephon /Email
1 Danjire Axmed Cabdilaahi Cawaale Gudoomiye 0633546117
2 Xil Xuseen Maxamed Cige Xubin Xil 063- 4430180
3 Eng Abdirashid Maxamuud Cali Xubin 063 -4725939
4 Xasan Xaaji Maxamed Xubin 063-4411048
5 Caasha Xuseen Maraykan Xubin 063-4184884
6 Cismaan Ibraahim Axmed Xubin 063-4428132
6 Istaahil Mahamed Hashi Xoghayn 063-4421352

 

 

Alla Mahad Leh

Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro)

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI………………