Gudoomiyaha Qalin Ku Difaac Group sacad plucky oo Dhambaal Hambalyo ah u Diray Bahwaynta Qalin Ku Difaac Group Media

Gudoomiyaha Qalin Ku Difaac Group sacad plucky oo Dhambaal Hambalyo ah u Diray Bahwaynta
Qalin Ku Difaac Group Media

maqaal
Gudoomiyaha Ururka Qalin Ku Difaac Group Media Sacad Cali Kaahin Raamalay (Sacad plucky) ayaa Dhambaal Qoraala oo uu soo gaadhsiiyay Shebekedda Caalamiga Ah ee Salaanmedia ayaa waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin Hawada u mariyay Ururka Qoraayada isku Afkaarata ah ee Qalin Ku Difaac Group Media ee uu isagu Gudoomiyaha ka yahay wakhti xaadirkan

Waxan uu Qoraalkaasi u dhignaa sidan

Bismilaahi Raxmaani Raxiim

Waxan waxan munaasibada Ciidal Adxaa Awgeed Halkan Hambalyo iyo Bogaadin U Marinayaa Xubnaha Ururka Aqoonyahanka Qalinka Wax ku daweeya ee Qalin Ku Difaac Group Media oo Aan Leeyahay Ciid Mubaarki Kulu Caam wa antum Bikhayr Waxanan Ilaahay ka Baryayaa Inaynu Ciidan Ciideeda Ku Gaadhno
Bash Bash Iyo Barwaaqo Himiladeena Iyo Hadfkeena oo Hirgala
Aamiin Aamiin Aamiin

Wa Bilaahi Towafiiq