Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Somaliland Ugu Hanbalyey Munasibada Ciidul Carafada

image

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada CIIDAL ADXADA awgeed dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah,

wuxuu alle inooga rajaynayaa inuu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadan, isagoo ALLE uga baryaya inuu u naxariisto intii dhimatay inta xanuunsanaysana caafimaad dagdag ah siiyo, sanadkan kiisana bash-bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo.

Aamin Aamin Aamin

ALLAH MAHAD LEH

 

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi

Wararkii ugu dambeeyey