Hala Casilo Maayirinta Hargeysaa,Gabiley,Boorama,Burco By Mukhtar Cilmi

maqaal

 

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga oodweynenews.com

maayarka hargeysaa Waa Nin Boobka iyo Dhaca Ummada U soo Shaqo Tagay,Maayarka Caasimada hargeysaa Yaa Noqday Maayirkii ugu Tayadda Xumaa ugana Musqmaasuqa Badnaa ibid soo mara dawladda hoose ,Maayir Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco oo Qaab Dumaal ama Dhaxal ah ku qabtay Xilka uu Maanta Hayo ee Maayirnimada hargeysaa ayaa Markiiba Bilaabay Boob iyo Xatooyo uu kula Kacay Dadka Maantida ah ee Magaalada hargeysaa isaga oo Qaab sharci Darro ah u Boobayay Dhulka Dadwaynaha oo keenay khilaafad taagan oo maxkamadii ay ka soo qaylinayso!!, Xildhibaan Saleebaan Dogox runti ayuu sheegay inuu golahaani yahay mid sharci darro umadda ku haya,waxaana laga sugaya xildhibaanadda in ay codkooda taagtaan oo dulmigan umadda oo ku hayo solteco iyo cagaweyne meesha laga saaro, waxaana u soo jeedinaya xildhibaanadda Hargeysaa ,Gabiley,Burco,Boorama ay xilka ka qaadan maayiradda magaalooyinka laga soo cabanayo maalin walba ,waxay matalayaan kulmiye oo ku can baxay boobka umadda somaliland ,ha la casilo maayiriintaas dalkeena khal khalka galiyo .

Khadar2244@hotmail.com

Mukhtar Cilmi