Hambalyo Dhalasho Dhamaan Dadka Kor Ku Xusan Waxa Ay Hambalyo U Dirayaan Boqorka Ibraahim Ismaaciil Ahmed Armaani iyo Boqorada Ayaan Abdilaahi Cige Obsi oo Will ugu Dhashay Magaalada London

!!!!!!Hambalyo Dhalasho Farxad Leh !!!!!
Dhalasho 3
Waxa Halkan Hanbalyo Dhalasho Farxad Leh Uga Diraaya Dhamaan Asxaabtii Table 7
Gudoomiyaha Kowaad ee Xusbiga Wadani Kaynadiid
Gudoomiyaha Kowaad ee SSUK
Cabdale Saalim, Hamse Baaxad, Muse, Abdi Arab, Mustafe Ali Madoobe, Mustafe Ali, Mohamud (mo), Adan Ali, Ali Mooge, Meecaad, Hussien Libaaxe, Adan Abdulaahi, Kaltuun Muse, Adan qays iyo Gudoomiyaha guud ee Oodwaynenews Cabdirashid.
Hambalyo Dhalasho Dhamaan Dadka Kor Ku Xusan Waxa Ay Hambalyo U Dirayaan Boqorka Ibraahim Ismaaciil Ahmed Armaani iyo Boqorada Ayaan Abdilaahi Cige Obsi oo Will ugu Dhashay Magaalada London. Waxaana Wiilka Loo Bixiyey Maxamed maasha alaa, Waxaanu ilaahay ugu Baryaynaa In uu Noqdo Kii Dadkiisa iyo Diintiisa Anfaca.
AAAAAAMIIIIIN
AAAAAAAMIIIIN
A. Arab