Hambalyo Meher Maxamed Shaami iyo Samiira Cumar Suufi oo meherkoodu ka dhacay Burco..

unnamed (1)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hambalyo Meher wacan

  1. Suleymaan Cabdisitaar Dubad
  2. Xamse Maxamuud Xaaji Muuse
  3. Cabdifataax siciid Shalumaray
  4. Cawad Cali Maxamed
  5. Mubarik Faarax Warsame
  6. Axmed Maxamed Cige
  7. Maxamuud Cabdi Biixi

 

Dhamaan Dadkan oo kala jooga Burco, Hargeysa iyo Adis-ababa waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan boqorka iyo Boqorada.

Mudane Maxamed  Maxamuud maxamed (shaami)

iyo

Marwadiisa Samiira Cumar Suufi

 

Oo meherkoodu maanta 17/10/2014 ka dhacay Magaalada Burco Somaliland wxaanu leenahay  noqda reerkii isku reeya,isku raga,  isu riyaaqa dega rug rays qabow oo ka rumeeyey dhigista Rukumadii noloshooda Rabi haydin kala siiyo Ubad iyo awlaad idinka iyo anakaba na anfacda… Meherkiinana ku gaadha aqalgalkiina idimka ilaahay..

unnamed

Â