Iftiimin Qandarasayada Dalka iyo Sida loo Qaybsado Qoyska Siilaanyo + Qoyska Saleebaan Gaal + Qoyska Xirsi + Qoyska Xuseen Weji.. Iyo Xoogaaga Samaale .. Dagaalka Sokeeye Ee Shidaalka….

Iftiimin Qandarasayada Dalka iyo Sida loo Qaybsado Qoyska Siilaanyo + Qoyska Saleebaan Gaal + Qoyska Xirsi + Qoyska Xuseen Weji.. Iyo Xoogaaga Samaale .. Dagaalka Sokeeye Ee Shidaalka….

SIILAANYO

Halkan Waxaanu KUSOO gudbinaynaa Xaqiiqooyinka iyo RUNTA dhextaala Golaha Guurtida iyo Golaha FULINTA. musuqa iyo Eexda Boobka iyo Cadaalad darada taal.

Waxaa Maqaalkan igu Kalifey Marka aan arkay in Musuq-maasuqii iyo Boobkii Marayo in uu soo dhaafay heerkii eexda ku koobnaa  Balse uu Marayo Heer Gawrac iyo In Xabad Lala dhaco Dadweynaha Degan Goobaha Shidaalka laga Baadhayo.  Taas oo ay isugarabsadeen Saleebaan Gaal oo Qandaraasyada Qayb Laxaadle laga Siiyey oo Shirkada Dhulcun+Ubaxle ay yihiin Shahsiyaadka SALEEBAN Abuuray ee Shirkadaha ah. Iyo Shirkado Uu lee yahay Xuseen Kuwa Xirsi Iyo Kuwa Baashe Waxaa soo raaca Xoogaa Khasnadda Guuda oo Abdicasiis Samaale ISNA aanu Cidna u joojin.  (Coorruption institution ) ayaa Hadda wuxuu Gaadhey Heerkii Dhiiga iyo D himashada oo la diyaarinayo. Ciidankii Lagu Xaasuuqi Lahaa Dadka dega Gobolada Saraar Sanaag iyo Sool Haddii Sikale Loo sheegona W aa Beesha Muuse Abokor+ Cumar Jibriill..

Akhristow Taariikhda Dhacdooyinka ku qor.. Maydka iman doona Dhiiga Quban Doonaa inuu yahay iyo CIDDA Ciidamada Loo Samaystay Waa Deegaanada ama Beelahaas kor ku Xusan.. Waxaa dhici doona Dagaalkii 2aad ee Sokeeye. Waxaa. MAXKAMADO. Caalami ah la saari doonaa Wasiiro iyo Madaxweynayaal waxaa kala fogaandoona Beesha Madaxweynaha oo isu dili doonta..Colaadaas waxaa T aariikhdeeda Sumad u noqon doontaa .. Saleebaan MAXAMUUD Aaadan iyo Axmed maxamed MAXAMUUD. Iyo Tolkooda kale oo aan Caqli iksu dhaamin ee kujira Xaaladdii Raha..

WAXKASTA ANAA LEH, ANAA IDHI .. TUSAALE. SALEEBAAN. ISGAA YIDHI OO LAGAMA NOQDO WUXUU YIDHI XIRSI DADKA AYUU SANKIISA BIYO KA KEENAA XUSEEN CIIDAMO AYUU SAMAYSANAYAA SIILAANYONA WAA NIN BUKA OO GURI KU DHEXJIRA  OO MARBA WARQAD LAGA SAXEEXO..

Musuqa iyo Xilku boobka Xaaraanta iyo Xatooyadda Qarranka Ayaanu Halkan ku Iftiiminaynaa.

Qandaraasyada Inta Badan Waxaa Bixiya  Madaxtooyda oo ah  a)  Qoyska Baashe + Aaamina Weris.

b) Wasiir Xirsi + Koox Ganacsato Booliga Qarranka lagu unkay..

Qoyska Siilaanyo :

1- Qandaraaska Gaadiidka Madaxtooyada.

2- Qandaraaska Budhcad Badeeda.

3- Qandaraaska Dekeda Berbera.

4- Qandaraaska Airports (Waa kan ugu Caqliga Fiican).

5- Qandaraaska  Hospitalka Ceerigaabo.

6-  Qandaraasyada Qalabka Amniga.

7- Qandaraaska Haamaha S hidaalka.

Qoyska Saleebaan Gaal.

1- Qandaraaska Dekeda Berbera. Ubaxle.

2- Qandaraaska Baasboorada Somaliland.  Xil Dhulcun.. Ex. Shirkadii Musalftey Ee STC. Failed.

3- Qandaraaska  Camaradaha Golayaasha Qaranka.Xil Dhulcun.

4- Qandaraasyada Shirkada Shidaalka.

5- Qandaraasayada Koomiishanka Qarranka Kirada Gaadiidka. Xil Dhulcun

6-Qandaraasyada inaan Guurtidu dhexgelin Arrimaha Shidaalka.

Qoyska Xirsi.

1- Qandaraasyada TV Qaranka.     Cabdi Wahab Ex. Telesom + Machel Boodh. Ex. DAHABSHIL .

2-  Qanadarasayada  Gaadiidka TOYOTA LANDCRUISER. Shirkadaha Shidaalka iyo Dowlada. Copy Toyota MARILL. And Asal.  Kiraynta Gaadiidka Shidaalka Shares Samaale+Xirsi. Iyo Cashuur               Dhaafyada Qandaraasyada…. may kal + Cabdi Wahab.

3- Qandaraasyada Dwlada Hoose Hargeysa ..  Abdi Wahab iyo Boodh.

4-  Qandaraasyada Shidaalka sidaLogistikada iyo Clearnce ka.

5- Qandaraasayada  Ciidanka Qarranka.

6-Qandaraasayada R ibada iyo Dhidika Securityga ee Hayadaha.  Abdi Wahab iyo Boodh.  Jimcaale

7- Qandaraasyada   Dhismayaasha Qoryaale.

8-  Soo Iibinta. Baabuurta Haydaha. ..

9- Qandarasayada. WFP ee Gobolada. Barri.

10- Qandaraasyada  Qalabaka Wadooyinka.

11- Saamiga Qandaraasyada Diiwaangwlinta Muwaadiniinta.

FIIRO gaara… Arrimahan inta badan waxaa fuliya Cabdi-wahaab  X. Cali (rer gadid) maareeyaha lacagaha lamaydhayo money laundry . Isku xidhka Hayadaha raadinta qandaraasyada Sifo awood madaxtooyo loo I sticmaalo  so kaxayta Gaadiidka.. Machel Boodh (Rer. Dahir) xidhihdiyaha Xirsi iyo Masuuliyinta Shirkada la leh qorshaynta iyo Xogogaal unoqoshada iibka  badeecadaha. Dawlada laga gadayo iyo Soo saarida WArrantska lacag bixinta.

lasoco cadadka dambe

abdi weli <abbarkhad@gmail.com