Malal Yousufzai oo noqotay Qofkii ugu Da’da Yaraa ee ku guuleesta Abaalgudka Nobel Peace Prize(Daawo Sawiro)

Abaalgudka caalamiga ah ee nabadda ee Nobel Peace Prize ee sandakan waxa si wadajir ah ugu guuleystay Malala Yousafzai, gabadha u dhalatay dalka Pakistan ee u ololeysa waxbarashada gabdhaha iyo Kailash Satyarthi oo u ololeysa xaquuqda caruurta lagu shaqeysto.

Malala oo 17 jir ah waa qofkii ugu d’a yaraa ee abaalgudkan la guddoonsiiyo.
Taalibaan ayaa madaxa ka toogtay sanadii 2012-ka iyadoo u ololeyneysay waxbarsahada gabdhaha.
Guddiga abaalgudkan bixiyey waxa uu sheegay in gabdhahan ay ku muteysteen abaaulgudkan ”halganka ay u galeen la dagaalanka cabburinta caruurta iyo dadka d’ada yar

Bilada Nobel Peace Price ayaa waxaa wehlisa lacag gaareysa 1.5 Milyan oo dollar lacagtaasi oo ay wada qeybsan doonaan Malala iyo Kailash Satyarthi.

Salaanmedia/Hargaysa



Â