Maqaal….Xildhibanadii Dhaamelkaa oo la so Mustafeyaay

maqaal

Xildhibanadii Dhaamelkaa oo la so Mustafeyaay

Marka hore salan sharaf baddan dhamantinbaa umadda Somaliland Melkaste Ay ku sugan yihin marka xigta saxafadaa madaxa banaan. 

Waxaa so labagacleyaay iskahorimaadkii Xildhibanadaa barlamaankaa, Waxaad arkayseen niman hanjabado  i aflagadoo saxafadaa marinayaay. Hadabaa waa ayo nimankaan? maxaay rabaan? maxay tahay ujedadodu? aya dabada ka rixayaa oo so mustafeeyaay?

waxan hubaa intaa badan inad ka wada dheregsan tihin arimahan bal hadanaa an idinla wadagoo waxogaa yaar oo ah sida dhabtaa ah ee waxan kolba inogu so noqnoqonayaan.  madaxwayne Silanyo marku mucaradkaa aha muxu ku edayn jiray? Bal dib uu eeg sidii uu uqaylin jiray iyo waxyabihii uu ka qaylin jiray maxaa iska bedelay maxa sidodi ah? Maxaa kasi dib dhacay?

Bal nimankaan xildhibanada isku shegayaa aynu aynu CV yadooda  dib u racdoo, way yaryihin dad ka kujiraa inad ku aragtoo dad heerkaa waxbarasho sare gadhay. Maxaa u sababa ayad kolay is waydinasa sowmaha? Ha waxaa u sababa dalkan marki dorashadadii uhoraysay ee barlankaa oo xoor ah ka dhacaysay waxaa dalku ka so kabanayaay dagaladi iyo afoyinki inagu habsaday oo ay u egtahay inaynan welinaa waxbaa ka baraan. Sidaa daraded waxay noqdeen dadkani intii ugu qayladaa badnaa ee dadki dalana ee kaso kabanayay rafdki ka afdubtay inay sidegan uso xushan cid ku haboon. ee ay ku yimaden reer nimo ama qurbuhu waxogaa so jogay! Ee anay haba yaratee wax udheer jirin , halkan sual ban iska way diya tolow dalkan cidina mayanay dan ka lahay qofkaste muxu isu yidhaha ka shaqayso ama wax ka qabso miyanu ogayn dalku inu guriga oo kale yahay oo dalku hadanu hagagsanayn anu gurigaga garki ihi hagagi karin. 

Hadaa maxay rabaan? Waxay arkaan inu wakhtigi gabagsi yahay iyagoo ina dul fadhiyaay 2 mudo dorasho oo kolbaa ay inugu so noqonayeen hab farsamaysan oo ahayd Madaxwayne no kordhi anu ku kordhine iyo dorasho ma qabsomi karttoo wayo dalku imiku ka so baxay dorasho. Dadki nocaa ah maxay isu Bedeleen Dilaliin iyo ka bayacmushtarayn waxyabo inagag so kordhay xagaa dalkaa aynu jarkaa nahay ee somaliyaa oo loyaqano dilalaidaa MOshinkaa. Muxu aha dilalaka Moshinku waa wax ku cusub dalkan iyo dadkanbaa.

 Waxaa weyaan inad kolbaa cidaa ad u aragtaan inay dan ka ledahay inay sharci jujubato ad u sacabatuntaan oo dilalka ka so ridadtan. Waxaa an qarsonayan ina ay yihin dadka ugu mushaharkaa fican Soamlilad hayadehedaa oo mushaharkodu ad uga sareyoo dalkaa intisaa kale.

Maxay tahay ujedadoodu? Ujedadodu imikaa waa labaa nooc ama labaa ujedoo oo isa saran inay dabcaan waxoogaa ka Dilalaan Madaxtoyadaa iyo inay Hadhow yidhahan de waanagi ku kordhin no kordhi oo ay ina si dulfadhiyaan oo Dilalalka ku jirnoo ila Mudoo kale oo an cadayn!

Aya badadaa ka rixayaa? Waxaa cajiba inu isu bedelay Gurigii Mdaxwayne kuxigenkii qaranku mel kolbaa qayb qarankaa ka mid ah logu shiroo oo shirqoladaa laga so malegoo. maxaan arintan ku kenay waxaad la socotaan koxiihi ku shirijiray gurigaa madxwayne ku xigeenka marki uu socday khilafki Murashxnimada Madaxwaynaha ee Xisbiga Howlgabkaa ah ee Dulmiye. Waa Meshi logu shiray ee logu qusgoyaay koxdi hogaminaysay Xisbigaa laga Guray ee guricadkaa noqday. Imikaa waxa logu shiraya ama logu shiray shirqolkan ka socdaa barlamankaa oo ku wajahan Gudomiyaha Barlamakaa oo ah caqabada ka hortagaan inay dalkaan GAcantaa kuwadaa dhigaan oo inagu celiyaa carjuqdhee iyo xerbad jebisay ee waad xidhantahay. Shacabkaa somaliland waxa la Gudboon mantaa inay ku dareeran qolyahan caloshodaa u shaqaysta yasha ah ee iyagoo lulalaya calaan been ah umadaa ku guray calankii ay ino luleen ee rajadinaa wakaa wad aragtaan. 

Gebagrebadi  hadanu nahay gudigaa Xisbigaa WADDANI EE NORWAY waxaanu cambarayn iyo canaan korkaa uga turaynaa xuma waddayasha dalkii jarkaa la dul tagaan ee anshaxi siyasadanaa ku tuntay. 

Waxaad ogataan inaydaan sidii ad uga badbadeen MArarbadan oo hore aydaan ubadbadi donin ee shacbkaan wuu iska kin qaban donaa

Gudidaa Xisbigaa Waddani ee Norway

Afhayenkaa Xisbigaa ee Norway 

ENG Eid Omar Yussuf 

Oslo/ Norway