Maqnaashaha iyo dhaliilaha miisaniyada 2014 ee xukumada siilanyo Qodobada dooda u bahan ee miisaniyada ku jira 02,10,2014.

SAMAALE-IYO-WASAARADDA-300x168

Maqnaashaha iyo dhaliilaha miisaniyada 2014 ee xukumada siilanyo Qodobada dooda u bahan ee miisaniyada ku jira 02,10,2014.

  •   Odoroska miisaaniyada bandhigeeda waxa ku horeeyn lahaa helitaanka xisaab xidhkii 2013 ka sida xeerarka maaliyaddu dhigayaan iyo qodobada dastuurkuba.
  •   Deeqaha caalamiga ah eek u xusan faahfaahinta ilaha dakhli ee miisaaniyadu ka koobantahay cadadkeeduna dhan yahay 81 bilyan ama $ 13.5 milyan xagee biyo dhigatay?.
  •   Mee lifaaqa deeqaha caalamiga ah ee lagu soo qaaday 1aad siyaasadda guud ee miisaaniyada 2014 sida kala farqadaha 2,3.
  •   Qodobka 17 lacagaha maalgashiga lagu shubaayo khasnadda dawladda kuma cada misaniyada ee waa in lagu daraa oo ay keenta wasarada qorshayntu.
  •   Waxa xusid mudan in fiiro gaara loo yeesho cashuurahaan cusub ee lifaaqa kuna tacaluqa wasaaradaha macadanta iyo ganacsiga oo u eg kuwo la buunbuuniyay ayadoo waliba afka ku qoran miisaaniyadda oo iyagau af ingiriisi ku diyaarsan yihiin.
  •   Waaxda khasnadda wasaarada maliyada ee la galiyay lacagta ugu badan oo gaadhaysa 165.327 bilyan maxay tahay ma hayad madax banaanba miyaanay wasaarad ka mid ahayn waa khalad waana khiyaamo qaran oo dustuuriy.
  •   Hayadaha kale ee aan ansaxsanayn oo ay ka mid yihiin
  •   Maxay tahay lacagta ku magacaaban Daynta Qaranka oo tiro ahan dhan 39,811 bilyan
  •   Yaa mushahar iyo Gunooyinka u sharciyeyay Madaxtooyada Xeerkii miyaa la ansixiyay arintaa cadaynaayay.
  •   Inaan shaqaale cusub la qorin sanadkan 2014ka ayaa lagu sheegay sida uu dhigaayo qodobka 14aad ee siyaasadda guud ee miisaaniyada 2014 ka,miyaanay ceeb ku ahayn xukumad leh miisaanaiyadayadu waxay gaadhay hal tri bilan laba boqol oo bilyan, qof shaqqle ahan qori mayno .
  •   Meela kama muuqdo liiska iyo darajooyinka shaqaalaha dawladda dhamaantood inkasta oo tirad guud lagu sheegay 47 kun oo qof,goorma ayaa dadkaas la shaqaalaysiiyay oo la qoray waxaynu ogayn Xumumadii tan ka horaysay inay ahayeen tiro tan aad uga yare?.
  •   Miisaniyada ku sheegga hay’adaha madaxa banana waa cawsle la muuseeyay jal digana waxba ugama hooseeyaan.
  •   Waa in la jafo lacagaha aan cilmiga ku dhisnayn ee ujeeddo badanta ah laguna jaheeyo qoritaan shaqaale cusub oo gaadhaya ilaa 5000 oo qof si loo yareeyo dhalinta waddanka ka tahriibaysa,lacagahan aan cilmiga ku dhisnayna la galiyo dadka.o

    Godolooloyinka misaniyada xukumada siilanyo ee u bahan in la faafiyo waxa ka mida oo aad halkan hoose ka dalacan kartaa sida loo mamulayo hantida qarankan ee dadka ka dhaysa,mararka qaarkood waxad u malaynasaa inaan waddanka cidaan Isaaq ahayni daganayn,mararka qaara waxaad moodaysaa inaanay dalka ku noolayn Beelo Isaaqa ka mida mooye,bal halkan eeg.

Sacad muuse

  1. Wasaarada maliyada
  2. Taliska Ciidanka Qaranka
  3. Wasaarada wax barashada
  4. Wasaarada arimaha dabadda
  5. Haya’da shaqaalaha dawlada
  6. Wasaarada Ganacsiga iyo iskaashiga calamiga ah
  7. Wasaarada Warshadaha
  8. Hayada maamul wanaaga
  9. Biyaha hargaysa
  10. TVga qaranka
  11. Haamaha shidaalka
  12. Xafiska xidhiidhka WFP
  13. Xeer ilaaliyaha Guud
  14. Maxakamada sare

214,660,000,000 bilyan 163,746,000,000 bilyan 74,514,000,000 bilyan

14,431,000,000 bilyan 8,332,000,000 bilyan 4,854,000,000 bilyan 3,241,000,000 bilyan

1,901,000,000 bilyan 24,438,000,000 bilyan 15,669,000,000 bilyan

17,479,000,000 bilyan 760,000,000 milyan

3,347,000,000 bilyan 2,265,000,000 bilyan

( Ayuub) 52.52% misaaniyada Guud.

549,637,000,000 Bilyan una dhiganta

Isu gaynta waa

(Toljeclo) (toljeclo)

Habar jeclo

  1. Madaxtooyada
  2. Guurtida
  3. Wasaarada Ciyaaraha
  4. Wasaarada duulista
  5. Wasaarada macadanta
  6. Hayada ilaalinta tayada
  7. Madbacada Qaranka
  8. Wakaalada Xooga korontada
  9. Gudida Qadaraasyada Qaranka

71,817,000,000 bilyan 17,234,000,000 bilyan 5,865,000,000 bilyan 7,626,000,000 bilyan

2,554,000,000 bilyan 1,643,000,000 bilyan 2,722,000,000 bilyan 15,915,000,000 bilyan

1,229,000,000 bilyan 126,605,000,000 bilyan

Isu gaynu waa
una dhiganta 12.10% miisaaniyada Guud

Arab

  1. Taliska Bilayska
  2. NDC
  3. Wasaarada cadaalada
  4. Wasaarada awqaafta
  5. Maxakamadaha hoose
  6. Gudiga Xuquuqul insaanka

Isu gaynu waa
dhiganta 11.32% miisaaniyada Guud.

Ciise Muuse

  1. Wasaarada Qorshaynta
  2. Haya’da miino saarka
  3. Haya’da ka hortaga aafooyinka
  4. Gudida Diiwangalinta ururada iyo axsaabta
  5. Dekedda Berbera

    Isu gayntuna waa
    dhiganta 5.23% miisaniyada Guud.

68,257,000,000 bilyan 30,625,000,000 bilyan 3,035,000,000 bilyan

4,062,000,000 bilyan 10,487,000,000 bilyan 1,977,000,000 bilyan

118,442,000,000 bilyan una

3,143,000,000 bilyan 437,000,000 milyan

1,144,000,000 milyan 2,242,000,000 milyan 47,854,000,000 bilyan

54,820,000,000 bilyan una

Habar yoonis

  1. Goolaha wakiilada
  2. Hanta dhawrka Guud
  3. Garyaqaanka Guud
  4. Jimciyada Sooyaal
  5. Wasaarada Arimaha Gudaha
  6. Wasaarada Xanaanada Xoolaha
  7. Gudida doorashooyinka Qaranka
  8. Wasaarada deeganka
  9. Bangiga dhexe

    Isu gayntu waa
    dhiganta 7.20% miisaniyada Guud.

    Ciida Gale

    1. Wasaarada war faafinta
    2. Ciidanka ilaalada xeebaha
    3. Gudida baadhista xasuuqa
    4. Laanta Sodcaalka

17,877,000,000 4,333,000,000 bilyan

598,000,000 milyan 1,190,000,000 bilyan 17,421,000,000 bilyan 6,104,000,000 bilyan

2,106,000,000 bilyan 5,215,000,000 bilyan 20,452,000,000 bilyan

75,296,000,000 bilyan una

10,118,000,000 bilyan 7,179,000,000 bilyan 1,257,000,000 bilyan 3,289,000,000 bilyan

Isu gayntuna waa
dhiganta 2.08% miisaniyada Guud.

Samaroon Siciid

  1. m/wayne ku xigeenka
  2. gudida dib u habaynta shuruurcda
  3. wasarada beeraha
  4. wasaarada boosaha iyo isgaadhsinta
  5. wasarada xidhiidhka Golayasha
  6. wasarada shaqada iyo arimaha bulshada

    isu gayntuna waa
    dhiganta 1.47% miisaaniyada Guud. Ciise

21,843,000,000 bilyan una

1. wasaarada Dib u Dajinta oo kaliya dhiganta 0.20% miisaniyada Guud.

2,146,000,000 bilyan una

585,000,000 milyan 853,000,000 milyan 3,951,000,000 bilyan 5,135,000,000 bilyan 1,491,000,000 bilyan 3,319,000,000 bilyan

15,334,000,000 bilyan una

Dhulbahante

  1. .wasaaraada Caafimaa
  2. Ciidanka Asluubta
  3. wasaarada Hawlaha Guud
  4. Wasaarada Biyaha

    Isu gayntuna waa
    dhiganta 7.37% miisaniyada Guud.

Warsan Gali

  1. wasaarada Gaashan dhiga
  2. wasaarada kalumaysiga

    isu gayntuna waa
    dhiganta 0.51% miisaniyada Guud.

36,426,000,000 bilyan 33,466,000,000 bilyan 4,147,000,000 bilyan

3,112,000,000 bilyan 77,151,000,000 bilyan una

2,292,000,000 bilyan 3,065,000,000 bilyan

5,357,000,000 bilayan una

Beel kasta waxa ay ka maamusho misaaniyada 2014 ee xukumada Siilaanyo.
1. Sacad muuse 549,637,000,000. Bilyan una dhiganta 52.52 miisaniyada guud.

  1. Ciise muuse
  2. Habar jeclo
  3. Arab
  4. Habar yonis
  5. Ciida gale

54,820,000,000. Bilyan una dhiganta 5.23 miisaniyada guud 126,605,000,000. Bilyan una dhiganta 12.10 misaniyada guud 118,442,000,000.Bilayan una dhiganta 11.32 miisaniyada guud

75,296,000,000. Bilyan una dhiganta 7.20 miisaniyada guud 21,843,000,000.bilyan una dhiganta 2.08 miisaniyada guud

Tootalka Guud ee isaaq 946,643,000,000.bilyan una dhiganta miisaniyada Guud 90.42 7.Sama roon Siciid 15,334,000,000. Bilyan una dhianta 1.47 misaniyada guud

8.dhulbahante 9.warsan gali 10.Ciise

77,151,000,000.bilyan una dhiganta 7.37 miisniyada guud 5,357,000,000. Bilyan una dhiganta 0.51 miisaniyada guud 2,146,000,000.bilyan una dhiganta 0.20 miisaniyada guud

Totalka beelaha darfyada 99,988,000,000.una dhiganta 9.55 miisaaniyada guud
Iyada oo ay meesha ka muuqato sida isaaquba aanu wax u qaybsan ee qolooyin gaari u buuxsadeen ayaa waxa meeshaba ka baxay dadkii aan isaaqa ahayn sida beelaha Samaroon,Harti iyo Ciise, oo dhamaantood taagan meel cidla ah.

by: Hussein Hassan Hussein (codyare)Â