Musharaxa Madaxweynaha ee xusbiga UCID Jamaal Cali Xussen iyo ku Xigeenkiisa Dr Cabdirashiid Xasan Mataan oo Booqdey Suuqa Malwel iyo Gobanimo

Musharaxa Madaxweynaha ee xusbiga UCID Jamaal Cali Xussen iyo ku Xigeenkiisa Dr Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa kormeer indho indheyn ah ku soo marey suuqa Mawel iyo Gobonimo iyagoo u kuur galaya xalada nololeed ee dadka danyarta ah.