Ogaysiis dhamaan qurbajoota Beelweynta Yoonis Adaraxmaan

OGEYSIIS

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan qurba joogta Beelweynta Yoonis Adaraxmaan ee  ku kala nool  qaararadaha aduunka.

in ay ka soo qayb  gallaan shirweynaha qurba joogta beelweynta oo lagu qaban doono magaalada Sheffield ee cariga ingiriiska.
shirkan oo ay ka soo qayb gelayaan aqoonyahan,oday-dhaqmeed.siyaasiyiin
iyo wax garadka beelweynta oo dhan Rag iyo Hablaba.
shirku wuxuu dhacayaa  8 bisha Nofember 2014 insha allaahu
wixii faahnaahin ah waxaad kala xidhiidhi kartaan,gudiga qabanqaabada shirka
telefoonada
4474 1551 9069
4475 3815 3608
Wabillaahi tawfiiq.