Ogeysiis: Jaaliyadda Beesha Subeer Awal UK, Xafladda Caleema Saarka Guddiga JIIDALI UK Oo Lagu Qabanayo Magaalada Bristol UK:

Ogeysiis:   Jaaliyadda Beesha Subeer Awal UK,   Xafladda  Caleema Saarka Guddiga  JIIDALI UK   Oo Lagu Qabanayo Magaalada Bristol UK:

 OGEYSIIS

Ogeysiis Jaaliyadda Reer  Somaliland ee Beesha Subeer   Awal  UK  Waxa la ogeysiinayaa in xaflada caleema saarka Guddiga Dhalinyarada  Jiidali UK  lagu qabanayo magaalada Bristol.

 

Hadaba Dhalinyaradda, Odayaasha, Dumarka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta Beesha Subeer  Awal  ee Ku nool Gobolada iyo Magaalooyinka  Dalka UK  Waxanu idinku marti qaadaynaa in aad si sharaf leh uga soo qaybgashaan Xaflada Caleema Saarka Guddiga  Dhalinyarada Beesha Subeer Awal  ee JIIDALI UK.

Ururka Jiidali waa urur ay ku bahoobeen dhalinyaradda Beesha Subeer Awal, hadafkiisuna yahay in laga shaqeeyo midnimada iyo horu-marka deegaanada beesha subeer awal degto, wuxu ururkani dhismay markii  Shacabka reer Somaliland qaasatan deegaanada beeshani degto ay hagardaamooyin badan kala kulmeen Xukuumadda   Madaxweyne  Siilaanyo, hadafka ugu muhiimsan ee ururkuna waa in Beesha dhalinyaradeeda la  mideeyo, lagana shaqeeyo sidii Dalka Somaliland uu uga dhici lahaa Isbadal khayr  qaba, Isbadalkaas oo Dhalinyaradda Jiidali ay la Kaashanayaan Dhalinyaradda guud ee reer  Somaliland, Ururka Jiidali xaruntiisa weyn waa Hargeysa Somaliland, Garabkan aynu xaflada u samaynaynaa waa garabkii UK.

Hadaba,  waxaan marlabaad si sharaf leh idinka codsanaynaa in aad xafladaas ka soo qaybgashaan, goobta xafladu ka dhacayso iyo Saacada, cida xaflada arrimaheeda lagala xidhiidhayo, waa sidatan hoos ku xusan:-

 

Goobta Xaflada:

 Hotel  Future  Inn   Bristol                                                           

Bond Street South                                                                        

Bristol

BS1  3EN

 

 

Guddiga Qabanqaabadda Xafladda:

 

1-  Maxamuud Mataan   07904607714

2-  Faysal  07455153333

 

Date:      Sunday    02/November/2014

Saacada/Time:   06:00pm  to  11:00pm

Â