Ogoysiis Ogaysiis Ogaysiis Muhiim Ah…SanaagMedia.com

CEERIGAABO4-1024x596

Ogoysiis Ogaysiis Ogaysiis Waxa Bulshada Kala Duwan La Ogaysiinayaa Gaar Ahaan Bulshada ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag In Loo Furay Shabakada SanaagMedia.com

Asalaamu Calaykum Dhamaan Buslshada Afka Somaliga Ku Hadasha  Waxa La Ogaysiinayaa Gaark Ahaan Kuwa Ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag In Loo Furay Shabakada  www.sanaagmedia.com Oo Iminka Mudo Laba Bilooda Hawada Ku Jirtay Isla Markaana Soo Tebinaysay Wararka Kala Duwan Ee Gobolka Sanaag Iyo Guud;Ahaanba Caalamka Intiisa Kale.
           Sababta Loo Aas Aasay Shabakada sanaagmedia.com  
1. Kadib Markii Aanu Aragnay Baahida Loo Qabo In La Helo Shabakad Si Toosa Uga Hawlgasha Gobolka Sanaag Isla Markaana Sidata Magaca Gobolka 
2. Kadib Markii Aan Aragnay Gobolada Kale Sida Ay Uga Dhergsanyihiin Dhinca Warbaahinta Kala Duwan Ee ka Tebisa Wararka Ayaa Nagu Dhiiri Gelisay In aan Aas Aasno Shabakadan sanaagmedia.com
3.Kadib Markii Jahliyadaha Ku Nool Dalka Debediisa Ee ka Soo Jeeda Gobolka Sanaag Waayeen Meel Ay Ka Dheehdaan Ama Kala Socdaan Arimaha Gobolka U Khaaska Ah 
4 Baahida Afraad ee Nagu Kaliftay In Aan U Aas Aasno Shabakadan sanaagmedia.com Ayaa Waxa Ay tahay Si Aan U Soo Noolayno Taariikhda Gobolka Sanaag Gobolak Oo Ah Gobolka Ugu Balaadhan Somaliland Isla Markaana Leh  Khayraad Kala Duwan  
Markii Aan Aragnay Baahiya Kala Duwan ee Loo Qabo In La Aas Aaso Shabakad Si Toosa Uga Hawlgasha Dhamaan Degmooyinka Kala Duwan ee Gobolka Sanaag iyo Guud Ahaanba Somaliland Iyo Caalmka  Ayaa Waxa Aan Go.aan Ku Gaadhnay In aan U Tafa Xaydano Hawshaas Iyada Ah Xil Gaarana Iska Saarno Si Dadka Ku Nool Dalka Iyo Jahliyadaha Kala Duwaniba U Helaan Meel Ay Ugu Soo Hagaagan  Wararka Gobolka Sanaag  
  Barnaamijyada  Aan U Diyaargaraynay Akhristayaasha Kala Duwan Ee Sahabakadan sanaagmedia.com
1. Warar Xaqiiqada Ku Salaysan 
2.Warbixino Xiisa Gaara Leh
3.Waraysiyo Kala Duwan.
4.Barnaamijka Haldoorka Gobolka
5.Barnaamijka Waxtarka Dhalinyarada ee Gobolalka
6.Hidaha Iyo Dhaqanka 
7.Ciyaaraha Kala Duwan Ee Gobolku ku Caanka Ku Yahay
8Taariikha Haday Tahay Ta Gobolka Iyo Kuwo Kaleba
9.Barnaamika Horumarka Gobolak
10.banaamijka Degaanka
11.Barnaamijyada Meelaha Dalxiiska Lootago ee Gobolka Oo Aan Si Toosa Barnaamijo Uga Soo Diyaarin Doono
Hadaba Dhamaan Jahliyada Gobolka Sanaag Iyo Bushawaynta Kaleba Waxan Ugu Busharaynaynaa In Hada Wixii Ka Biloowda Ay Kala Socon Toonana Shabakadan sanaagmedia.com Barnaamijyo Tayaysan 
   Wixii Talo Iyo Tusaale  Ah Ee Aad U haysaan Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah Ee sanaagmedia.com
Fadlan Ugu Soo Hagaajiya  Ciwaanadan Hoos Ku Xusan
Tell: +252 63 4333309 / 63 3513112 
Agaasimaha Shabakada Sanaagmedia . Abdirahman Ahmed Elsar
Fadlan Si Aad U Booqato Iminkaba Riix Halkan http://sanaagmedia.com