Sahra halgaan haday Mujahidintii iyo iyo Halgankii Lixle Xustay ma dayrki Makay jebisay.

unnamed
Sahra halgaan haday Mujahidintii iyo iyo Halgankii Lixle Xustay ma dayrki Makay jebisay.
waxaan salan sharaf iyo qayo mudan halkaan uga dirayaa Umadaa Reer Somaliland iyo Inta jecel wanagaa.
waxaad malmahanbaa la socotaan inla inagu qabsaday maxaad u xusaysaan Mujahidinti SNM. Hadaba suashu waxay tahay hadaan SNM la xusin Somalilan ma jiraysaa jawabtu waa maya. Xusidaa SNM Cidgarii Malaha Ama XUKUMAD ha noqotoo ama SOYALTAAN laso Mustafeyaay ha noqotee.
Geridii Mujahidkii waynaa ee SNM Lixle iyo mujahidintii kalebaa, Qofkaste waa ku wajib inu fataxadaa u maroo, Hadi qofgaarii iskii isu xilqamoo inu waxogaa xuskaa koor uqadoo. Sida Mujahidada Sahra Halgaa Maxa ku jaban. In lagu tagero oo lagu tahniytadeyoo moyane in delqaaf iyo HAnjabaad iyo Askar la is Duldhigo logu daroo wajib maha wax wanagsana maha. Arintan waxay ku tusaysaa sida xukumada xukunka dalka haysa tahay IYo caqligaa ay ku fakiraysoo.
Sharcigu maha qofkaa xukunkaa haya, ee sharcigaa ino yaal laha ixtiramo . Waxaa Somaliland ku arkay inay Dadka xukunka fadhiyaa kolbaa sharcigaa ku tagri falaan. waxaa ay ina tusaysaa inaynaan waxbaa ka baran dagaladaa, coladahaa, dhibatoyinkaa Afrikaa ku gadamaan, inay ka dambeyaan niman an sharcigaa xitiramin oo marka dambena guryahodaa logu galo. markaana sharcigi iiyo dowladinimadibaa halkaa lagu wayo.
La galo qoxontinimo iyo bara kacyoo. waxaad ogsontihiin kuwaa xukunkaa haya manta ee u ugu horeyoo Ali Waracade iyo Faqashtii ka hadhay nidamkii Siyad Bare Afwayne inay weli modayaan in dunidaa la isugu adegoo kursigaa idhiib ana ku adegiyee. Ee anay waxbaa ka baran dumistii lagu dumiyaay Hargeisa iyo Burco. Iyo dhibkaa qaradaa madow ka jiraa. Hadabaa kuwan kolbaa shadhkaa ugashadaa cida kolbaa talada haysaa maxaa laga yelayaa? Beritona waxan ka baqaya  hadi Xisbiyada kale yimadaa inay iyagii uun ino so xulaan,.
 Anigu waxay ilatahay in kuwan umadaa Soamliland ka dhidhidoo oo an la ogolan in kolbaa qof xoriyadisaa logu hanjaboo inanau juuq odhan karin, Mantaa hadi Sahra halkan Xustay Mujahididnti iyo Geridii Mujahid lixle ma dayrki Makay jebisay.
Waar sharicigaa ixtiramaa ha la idin ixtiramee. Hadi kale waxaad ka heshaan iyo waxad shacnbkaa dhaxalsisan waxbaa hanaga sininaa.
BY Eng Eid Omar Yussuf
Afhayenkaa Xisbigaa Waddani lantaa Norway
 
Oslo/Norway
 
 
Yussuf Hussein Aden 
kadiye2000@yahoo.com