SHALAY IYO EGAL AIRPORT CISO CAJIIBA OO KA DHACDAY IYO ARXAN DARADA WASIIRKA MAXAMUUD XAASHI

SALAAN KA DIB

unnamed
SHALAY WAXAN ARKAY ARIN IGA YAABISAY ANIGA OO KU SUGAN AIRPORT KA HARGEISA WAXA I DHAAFAY WIIL DHALIN YARO AH OO MARKII DANBE LAIGU SHEEGAY INU YEY MUJAAHID LIXLE WILL U DHALAY WAXA DABA SOCDA TIRA RAGA OO AAN KU QIYAASAY 7 OO WASIIRKA DUULISTU KU JIRO , WASIIRKU WUU QAYLINAYAA ISAGOO LEH MAGACYGII DHULKAAD DHIGTAY MIYAY NAAN ARINTAAS KA HESHIIN, WAAR MIYAAN MOHAMED KAHIN DHAMYN MAXAAD ARINTA DEBEDA UGU SOO SAARTAY NIN LQA SOCDEY BUU KU YIDHI OROD CAYNABENEWS IIGU YEEDH OO QORAAL MA RABE HADAL BAAN RABAA WAXAAD SHEEGAYSA IN MUJAAHIDIIN KALE CARUURTODII AY HALKAN KA SHAQAYSO HADAD INTAAS SHEEGI WAYDO MAANTA AYAAD WALAAHI SHAQADA KA TEGAYSAA  MEEL XAGAASA AYAA LOOLA KACAY ARINTII LAGU HAYSTAY AYAAN RABAA YARKAA MUJAHID LIXLE DHALAY IN LA I CADEEYO SIDII WAX AFDUUBAN BAA LOO RIIXA YEY 
CIDII ARINTAS WAR KA HAYSA IYO WAXA UU WASIIRKU YARKA SIDAS UGU HANJABA YEY PLEASE HA  SOO QORTO S.CALAYKUM 
MOHAMED MUUSE
WARAABE23@GMAIL.COM