Waxaa wali socda shirarkii maalgashiga afrika oo ay marti galiyeen dawlada uk ujeedada ugu weyn ee laga leeyahayna ay tahay in dawlada shiinaha laga soo dhacsado dalalka afrika, dawlada reer galbeedka waxay yeesheen 3 cadow oo waawey khatarna ku ah dhaqaalaha ay bilaashka kaga gurtaan wadamada aan xorta ahayne xaga suuq iibsiga sida afrika,bariga dhexe,iyo asia. cadawga 1aad waa ISLAAMKA soo baxaya ee taladii muslimiinta lawareegaya,cadowga 2aad waa CHINA oo awooda dhaqaale ee wax soosaarka ugu badan aduunka noqotay suuqa ugu weyn ee caalamka wax lagu kala iibsadana imika noqday, cadowga 3aadna waa wadamada  BRICS= BRASIL,RUSSIA,CHINA,INDIA,
 Somaliya waxaa qabsaday siyaasadii dibada iyo beesha caalamka ururka SAHAL  oo dagaal culus kula jiray ururka dammu DAMMU JADIID waxaaimka hogaanka siyaasada dalka loo dhiibay oo ku awood roonaaday SAHAL oo ah urur qabiil xaruntiisuna ay tahay NAIROBI waxaan gudoomiye kuxigeen ka ah raysalwasaaraha somaliya ururkan waxaa loogu talo galay in  talada dalka lagu qabsado waxaan uu aasaaskeeda kadambeyey jubba-land oo shacabkii deegaanka lahaa alshabaab lagu shaabadeeyey kenya ciidamdeedana loo isticmaalo, dhinaca puntland SAHAL waxay xukuumada somaliya hoos gaysay maamulka puntland oo heshiiskii ugu dambeeyey loo saxiixay inay matali karto dawlada somaliya oo ay kaqaybgali karto shirka maalgashiga afrika xaga somaliland aan xitaa loo ogolaanin inay soo dhex fadhiistaan maadaama ay nan aqoonsi dawladeed haysanin, si hadaba taas loo asturo oo shacabka somaliland looga dhaadhiciyo uk-somaliland investment baa la abaabulay waxaan dalbaday in loo sameeyo xukuumada somaliland safiirka uk u fadhiya somaliya ayaan anigu weydiiyey wuu qoslay wuxuuna igu yidhi waxani waa siyasad shacabka soamliland ayaanu ku qancinaynaa xukuumada somaliland ayaan naga dalbatay laakiin anagu maanaan abaabulin shirka ee shirkado somaliland iyo uk laga leeyahay ayaa abaabulay hadaba hala ogaado siyasada kadambaysa shirkan.
                                                                                                                                                                             Raysalwasaaraha somaliya, puntland, wasiirka macdanta iyo biyaha ee somaliya iyo kilinka shanaad madaxdooda iyo waliba khaatumo madaxdooda intuba wada shaqayn weyn ayaa kadhaxaysa waxaan go’aan lagu gaadhay go’doominta dhaqaalaha iyo siyasada somaliland si loo ogolaysiiyo inay khaatumo ogolaadaan wiilasha madaxtooyada somaliland jooga ee dhaxalka odayga sugaya ha ogaadeen siyasada dalka kasocota ee khaatumo dagaalka lagu hayo cadaawada la’ abuuray ee dadka wada dhashay colaada iyo taangiyada deegaanadooda ladul geeyey inay dhalayso siyaasad khatar ku ah shacabka masaakiinta ah ee aan ogayn waxa lakala macaashayo dambiyada laga galayo qabaailka deegaanada naga dhexeeyaan ee larabo in lagu qasbo wax aanay doonayn hadaad adigu dawladii siyaad barre dagaal kuriday oo aad diiday in lagu xukumo adiguna ma wixii aad diiday baad rag ku qasbaysaa caqligu hashaqeeyo yaan shacabka godob macno darro ah lagalinin.                                                                                                                Go’doominta  somaliland waxaa uhawl galay khubaro waaweyn oo siyaasad khatara dajisay haday kuguulaystaana wakhti aan fogayn waxaa la arki doonaa somaliland oo xaafado uqaybsantay oo muqdisho ukala dheeraynaysa siyaasada ay hogaaminayaan qoyska aan lasoo dooranin ee magaca odayga hawlgabka ah isticmaalaya ee wiilasha aan meel fog wax ka eegaynin hagayaan waxaa dhawaan soo afjari doona siyaasado kasareeya oo dibada looga soo dabaali doono oo qasab kaga dhigi doona inay is dhiibaan danaha shakhsiga ,lacag urursi aan xadlahayn, shirkadaha waaweyn ee dhaqaale boobka kuhaya hantidii umada kadhaxaysay,mahsariicda lagu bixinayo nidaamka qabiilka kusalaysan iyo ciidamo beeleedyada lasamaysanayo, ciidamada aan lahay tuutaha ee ilaalada qoyska qoryahana sita xaaladaha yaab ka leh ee kusoo kordhay dalka waa calamadaha fashilka kusoo socda dalka xukuumada fasaadka kawada dalka shacabka aan xorta ahayan ee saxaafada laga ilaalinayo waxaasoo dhan waa fashilka calaamadihiisa dhawana wey cadaan doonta beenta shacabka loo sheegayo ee aan sal iyo raad toona lahayn,                                                     Â
Dhinac walba hadaad ka eegto siyaasada somaliland lagu hogaaminaayo wey fashilantay, hadii manta madaxweyne ahmed siilaanyo uu geeriyoodo khalkhal siyaasadeed oo khatara ayaa dhacaya waxaan laysku qabsanayaa yaa dalka taladiisa qabanaya waayo madaxweyne kuxigeenka waa laboobayaa. Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â hadaba maxaa xal ah oo lagaga bixi karaa dalka dhibka haysta? Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Xalka ugu horeeya waxa weeye kitaabka ilaahay in loo noqdo, dalkana dad masuuliyadiisa qaadi kara oo siyaaasad saxa ku hogaminkara ay qabtaan lagana takhaluso nidaamka qoyska kusalaysan ee xididka iyo xigaalka haweenku isticmaalayaan ee siyaasadii somaliland afduubay lasoo afjaro si loo badalo siyaasada dalka gudihiisa dagaalada sool kasocdana degdeg loo joojiyo wada hadal degdegda lala galo masuuliyiinta khaatumo dalabkooda siyaasdeedna laga jawaabo dalkana ina lawada leeyahay latuso oo xilalka dawlada ee duriyadu isku taxday degdeg loo badalo dir iyo daaroodna wax loo qaybsado hadii kale beenta dadka laga daayo oo loo sheego inay somaliland tahay dawlad beeleed oo lafasaxo khaatumo si iyaguna ay dawladooda udhamaystiraan,hadii laxalin waayo khaatumo xaqdarada kadhacda deegaanadooda dib ugu soo noqon doonta deegaanada xumaanta laga maleegayo ee dulmiga laga abaabulo dagaalada laga ridayo in xisaabi kadambayn donto. Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â 21 october maanta waxaa dabaal dagayey SAHAL oo sibuuxda ula wareegay siyasadii dibada ee somaliya waxaan laga joogaa tan iyo xiligii dawlada somaliya burburtay 23 waxaan inoo cad in labada qaybood ee muqdsiho iyo hargaysa kala maamulaya ay ku afshilmeen siyaasada dibada oo lagala wareegay dalka taladisa xili aan fogayna ay dhci doonto hub ururin laga hir galiyo muqdsiho iyo gobolada koonfureed taasna ay baabiin doonto dadka somaliya dawlad la’aanta baday ee imikana magalooyinka beeraleeyda gubaya ee hadana dawladnimadii raba inay sheegtaan. Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â somaliand ha ogaato in ay hareeraysantahay kilinka 5aad puntland oo beesha caalamku taageerayso dawlada federaalka somaliya oo SAHAL hogaaminayso iyo dammu jadiid oo dhaqaale urursi iyo dir ladagaalan kujira somaliland u arka inay yihiin dir waqooyi oo xoog iyo dhaqaale midaysan iyo ciidamaba samaystay khatarna ku aha inay kiciyaan dir koonfureed oo loo tashaday lana rabo deegaanadiisa in aduunka laga gato oo lakala boobo. Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â gabagabadii iyo gunaanadkii waxaan leeyahay somaliland hatashato hana katashato waxa ku hareeraysan ee khatara iyo beenta guadaha laysku maaweelinayo dhaqaale boobka iyo qabyaalada. Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â
HOGAAMIYAHA XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â Â
PHILOSOPHER; HAABIIL CABDI HAYBE.