TACSI…Taariikhda Danjire Maxamed Cismaan

Taariikhda Danjire Maxamed Cismaan
141005173643_maxamed640

 

 

 

 

 

Allaha u naxariistee Danjire Maxamed Cismaan Cumar, oo dhashay sanadkii 1936, waxa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii rayidka iyo militeriga ee Soomaaliya soo maray.
Maxamed Cismaan, wuxuu muddo dheer ka soo shaqeeyay wasaaraddii arrimaha dibedda ee Soomaaliya, isagoo safiir ka noqday dalal dhawr ah.
Waxa uu ahaa qoraa buugaag badan ka qoray Soomaaliya.
Haddaba Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa taariikhdiisi ka wareystay, Danjire Maxamed Axmed Caalin oo aqoon u lahaa marxuumka.