Tacsi Tiiraanyo Leh: Geerida Marxuun Maxmamuud Cali Sigaar Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Laguna Aasi Doono Isla Magaalada Hargaysa.

Tacsi Tiiraanyo Leh: Geerida Marxuun Maxmamuud Cali Sigaar Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Laguna Aasi Doono Isla Magaalada Hargaysa.

TACSI

INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Kayse Axmed Digaale, Siciid Gahayr Iyo C/Khaalaq Diiriye Budhle Maxamuud Axmed Xasan Dhagalaab, Maxamuud Maxamed Warsame (Jaare), Lucky Cabdi Maydhane, Ismaaciil Caato, Xuseen (Girgire),Xasan Cali Xume, Cabdiqani Siciid Ileeye, Cismaan Abokor Berberaawi, Maxamuud Faarax Gurey, Rashiid Cabdillaahi Dhukubi, Cismaan Afgaab, Axmed Dheere, Cartan Maxamed Jaamac, Axmed Jawhari, Siciid Quluumbe, Rashiid Baafallo, Prof. Xasan Faroole, Eng. Cabdi Cali Xume, Maxamed Axmed Kayse, Cumar Yuusuf Cabdi Siciid, Cali Sugulle,Maxamuud Cali Jaakuli,Cabdi Yuusuf hiliilli, Maxamuud Cali Jaamac (Malow), Cabdi Jiinje, Cabdi Cali Dhegaweyne, Maxamuud Fadhiyare, Maxamed Aadan Foolge, Deyr Maxamed Cilmi, Xuseen X. Quluumbe, Siciid Caro Baydhay,Maxamed Huriye, Cali Xasan Madoobe, Cabdicasiis Cali Dalamar.

Dhammaan dadkani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo eheladii uu ka baxay Marxuun Maxamuud Cali Sigaar, maanta 21-10-2014, Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa lagu aasi Doono isla Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaanay Leenahay samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo, Marxuunkana Alle Jannadiisa ha ka waraabiyo ..Aamiin..Aamiin.