War Deg Deg Ah: Xoghayaha Dowlada Hose Ee Degmada Ceelfweyn Oo Saldhiga Loo Taxaabay Goor Dhoweyad

NEWS

Celafweyn(SM)Xoghayii degmada ceelfweyn ayaa goor dhoweyd ciidamada police_ka Ee degmadaasi  Ay U taxaabeena saldhiga Degmada Ceelfaweyn

Xadhiga Xoghayaha Dowlada Hoose Ayaa Waxa Loo aanaynayaa ka dib markii uu iska casilay  xilakii xoghayenimo ee uu hayey isla markaana aanu u marina iscasilaadiisa  sifo sharci  isaga oo aan la socodsiin maamulka gobolka sanaag iyo kan degmada toona  xoghayan ayaa waxa xadhigiisan loogu eedaynayaa in xilkii uu hayey dhigay meel fagaare aha oo u dhow saldhiga ciidanka police_ka ee degmada ceelfaweyn

Xoghayaha Ayaa hore U Shaaciyey In Uu Iska Casilaya Xilkii Uu Hayey Iyagoo ila Xogagaal Ah Oo U Dhuun Daloolaana Sheegayaan In Uu Jiro Isqabad ka Dhaxayeeya Isaga Iyo Maayirka Iyo Weliba Xubno Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Degaanaka Degmada Ceelfweyn

 

 Salaanmedia/Ceerigaabo