Wasiirka xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ooo TACSI u diraaya Maxamud qawdhan (qamash) oo Burco ku geeriyooday….Allah ha u naxairiisto..

Wasiirka xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ooo TACSI u diraaya Maxamud qawdhan (qamash) Allah ha u naxairiisto..

Dr Cabdi Aw dahir

 

 

 

 

 

 

Inalillahi waa inaa ilaah Raajicuun. Waxaan ka Tacsidayaynayaa guud ahaanba , Eheladii , Qaraabadii, Geerida ku timi Maxamud Qawdhan (Qamash) oo ku geeriyooday magaalada Burco. Dhamaanteena Samir iyo Iimaan haynaga siiyo Marxumkana naxariistii jano ha ka waraabiyo.

 

AMIIN                AMIIN                         AMIIN