WEFDI CULUS OO XISBIGA WADDANI LAANTA FINLAND OO MAANTA KA SOO DEGEY EGAL INTERNATIONAL Airport EE HARGEISA

WEFDI CULUS OO XISBIGA WADDANI LAANTA FINLAND OO MAANTA KA SOO DEGEY EGAL INTERNATIONAL Airport EE HARGEISA

4waddani

 HARGEYSA (SM) – Wefdi balaadhan oo ka yimi Dalka Finland oo katirsan Xibiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa kasoo degey Madaarka Caalamiga ee Hargeysa, wefdigaa soo ka kooban hogaanka saree Xisbiga Waddani ee laantiisa Finland, ayaa si heer sare leh ay u soodhaweeyeen Hogaanka sareee Xisbiga Waddani.

Wefdiga oo ka soo ambabaxay waddanka Finland oo uu hogaaminayay Guddomiyaha Xisbiga Waddani ee Finland mudane Cabdirahman ibrahim Arte ayaa waxa kale oo ka mid ahaa Gudoomiye kuxigeen kaxisbiga Waddani ee Finland, ahna musharax u taagan doorashada soo socota ee Golaha Baarlamaanka Somaliland mudane AxmedKhaliif, Waxa kale ooka mid ahaa wefdigaasi Gudoomiyaha Xisbiga Waddani eelaanta Turku ee Finland Eng Jamal Cabdillahi Xassan iyo Xogahaya haguud ee Laanta Finland eeXisbiga Waddani mudane Maxamud Hussein. Wafdigan markii ay garoonka soo cagadhigteen waxa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyey qolka V.I.P da Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxman M.

Cabdillaah i Cirro iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayey oo isugu jira Xildhibaano iyo madaxdasare ee Xisbiga.

Salaanmedia/Hargaysa

1 2 3
5

 

 

 

 

 

 

 

 

b

 

 

 

 

Â