Xildhibaan Bidhi Oo Ka Tirsan Golaha Degaanka Burco Oo Maanta La Ciiday Dad Waynaha Reer Awdal + Sawirro.

image

(SM) – Xidhibaan Mubaarig yuusuf Cilmi (Bidhi) Oo kamidda Xildhibaanadda golaha Degaanka Burco uugu fir fircoon uuguna waxa qabadka badan, waxa uu maanta Tukashadda Salaadda Ciida kala qayb galay shacab waynaha magaladda Boorama ee xarunta Gobolkaasi Awdal isaga oo malamaha ciidana laga yaabo in uu la dhamaysto dad waynaha reer Awdal.

Xildhibaan Mubarik waxa uu ka mid yahay dhalinyarada firfircoon ee ka Tirsan golaha degaanka Burco kana Qayb qabtay horumarka magaalada iyo gobolkaba.

 

Salaanmedia/Hargaysa