Xisbiga Ucid oo todobaadyada soo socda hadii alle yidhaa Taageerayashii ugu badnaa ku soo biiri doonaan

Xisbiga Ucid oo todobaadyada soo socda hadii alle yidhaa Taageerayashii ugu badnaa ku soo biiri doonaan by,C/laahi jaamac



ucid


Bismilaahi raxman rixiim , waxaan hambalyo iyo bogaadin udiraynaa dhaman umada soomaliland ciidul adxaha awgeed,
waxaan marlabaad hamablyo soo dhaweyna udirayaa dhaman bahweynta ku soo biirtay xisbiga ucid ee gobolada Gabiley,Awdal , Salal.
waxaan leeyahay ku soo dhawaada xisbigiinii weeye xisbiga ucid oo waa gogol idiin fidsan oo lagu wada fadhiisan karo somaliland oo dhami.
waxaan marsadexaad aad iyo aad usoo dhaweynayaa xubnaha culculus ee kulmiye ka soo baxay siyaasadiisa xun markey arkeen, inshaa allah waxaa
xisbiga ucid kawda rajeynaynaa inuu dalka siyaasada miisaman oo cilmi iyo aqoon leh ku hago markuu ku guuulaysto.


waxaan ugu danbeyn halkan idiin soo gudbinayaa saadaasha xisbiga oo sii laba kacleynaysa.

wiigaga soo socda hadii alle idmo waa bushaaree, waxaa la filayaa inay taageerayaal iyo siyasiyiin waaweyni ku soo biiri doonaa xisbiga ucid
waxaan leeyahay bahweynta xisbiga ucid soo dhaweeeya oo soo hambalyeeya .
waa walaalaheen oo xaqii iyo xisbigii saxda ahaa soo haleelay
 
ilaahow xaqaaga iyo dariiqa toosan nagu hanuuni , madaxdana madax wanaagsan nooga dhig
 
c/laahi jaamac