1 qof oo dhimasho ah mudaharaad Burco ka dhacay oo isu bedelay in shacabka xabad loo adeegsado…

Broknews

 

 

 

 

 

Wararka ka imanaaya magaaladda Burco waxa ay sheeggayaan in 12 qof ay ku dhinteen magaaladda Burco ka dib markii  mudaharaad shacabku ku muujinayaan inqilaabka ka socda Barlamaanka Somalailand ay isu soo baxeen ,ka dibna ciidamadda Somaliland ee Malatarigu ay xabad iyo rasaas shacabka ku rideen. Waraku waxa ay sheegayaan in xaaladda magaaladda Burco ay kacssan tahay shacabkiina loo adeegsanaayo xabad nool. Lasoco wixii war ah ee kasoo kordha.

Salaanmedia/Burco