Baaq iyo Codsi ku socda Xukumada Somaliland oo ku saabsan (Gogolka Saraar)

Baaq iyo Codsi ku socda Xukumada Somaliland oo ku saabsan (Gogolka Saraar)

 Baaq

Ku:Madaxweynaha Smaliland

 

Ku: Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

 

Baaq

 

Date 25-10-2014 Anag oo ah Aqoon yahanka,Waxgaradka, culimada, Suldaanada, Caaqilada Dhalinyarada ,Mujaahidiinta ka soo jeeda Gobolka Saraar ee magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxaau halkan ka cadaynaynaa

in aan wax maamul ahi kajirin gobolka Saraar heer gobol iyo mid degmoba is la markaana loobahanyahay in xukumudu si deg deg ah u soo gaadho.

Waxaanu ogaysiinaynaa in Dowlada somaliland in Gobolka saraar ay ka jirto

Musuqmaasaq kii ugu xumaa, amnidaro aan dad ku isu socon karin, waxbarasho la aan, caafimaad laaan, iyo dhaqaale xumo.

 

Codsi

 

Tan labaad waxaanu ka codsanaynaa Dowlada somaliland In caasimada Gobolka loo bedelo Degmada Oog ee isla gobolka Saraar. Degmada oog oo aad ugu hormarsan magaalada caynaba xagamagaalnimo ahaan iyo xig dhismahaba.

Waxaa nu kaloo ka codsanaynaa dowlada in ay soo kala gaadho Labada maayar ee isku haysta maayarnimada Degmada caynaba.

In gobolka lakaano dad maamulka wax ka yaqaana oo si fiican u maamula.

In la aryo dhamaan golaha deegaanka oo ah wiilashii karishbayyada ahaa iyo baalashlayaasha.

In la keeno Badhasaab Adag oo aqoon leh ka na soo jeeda beelaha dega gobolka.

 

Description: 5

1. Bashiir Maxamed Jaamac

2. Jaamac Khaliif Maxamed

3. Xasan Maxamed Cali

4. C/raxmaan Cabdi Cismaan

5. C/weli Ibraahim Sheekh Daahir

6. Cali maxamed Samater

7. Cabdinaasir M.Cali

8. Faarax C/qaadir maxamed

9. Farah Axmed Nuur

10. Ibraahiim Saalax Daynamo

11. Maxamuud Sh. Suufi Diiriye

12. Saalax Maxamed Diiriye

13. Maxamed Axmed Bagaf

14. Maxamed Cumar Duunyo

15. Maxamed Maxamuud Xeyd

16. Sul:Maxamuud Maxamed Casayr

17. Mustafa Maxamed Cabdullahi

18. Sul:Jamac Maxamed Salebaan

19. Nuur Maxamed Xasan

20. Xasan Ibraahim maxamed

21. Xuseen Maxamed Muuse

22. Yuusuf Maxamed Ismaaciil

23. Yuusuf Xirsi Mireh

24. Aadan Ibrahim Cumar

25. Aadan Maxamed Darwiish

26. Ibrahiim Cabdilaahi Cumar

27. Axmed Cabdale Suudi

28. C/laahi Cabdi Gaaruf

29. Cabdi Ali Aden

30. Xasan Ali Xuseen

31. Muj:Cali Aadan Xuseen

32.Muj: Cali Maxamed Nuur

33. Muj:Cisman Libax Ibrahim

34. Muj:Cisman Mukhtar Maxamed

35. Dr. Ibrahiim Xasan Saalax

36. Dr. Siciid saalax Cumar

37. Dr.Khaalid Cumar Cali

38. Eng Maxamud Maxamed Suxul

39. Abdi Nuur Maxamed

40. Cige Maxamed Yare

41. Muj:Ibrahim Cali Cumar

42. MujIbrahim Maxamuud Geedi

43. Muj:Maxamed Cali Rinji

44. Maxamed Maxamuud Diiriye

45. Ibrahim Cabdilaahi Guuleed

46.Dr: C/laahi Cali Farax

47. Dr:Ibrahim Cabdi Aadan

48. DrYaasiin Faarax cali

49. Maxamed Cabdi Cali

50. Maxamed Cali Xuseen

51. Maxamed Cismaan Nuur

52. Caaqil: Maxamed Maxamuud Yusuuf

53. Maxamed Mursal Cali

54. Maxamed Rashiid Maxamed

55.Caaqil: Maxamud Faarax Yaxye

56. Maxamuud Cabdi Xuseen

57.Caaqil: Abdi Mustaf Xasan

58. Mohamed Geedi Jamac

59. Ibrahim Xirsi Xasan

60. Mustaf Jamac Hiirad

61. Nuur Cali Aadan

62. Caaqil:Salebaan cali ibrahim

63. Abdi Maxamed Sheekh

64. Cali Cabdulkadir geedi

65. Caaqil:Maxamed Jamac Samater

66. Maxamed ibrahim Diiriye

67. Maxamed Xasan Aden

68. Aadan Maxamed Kheyr

69. Xasan Jamac Xuseen

70. Dr: Xuseen Cismaan Xasan

71. Xuseen Maxamud Cali

72. Dr: Abdi Cali Maxamed

 

 

73. A/weli Maxamed Jamac

74. Abdi Barre Aadan

75. Abdi Mohamed Abdilaahi

76. Abdirisak Osman Hassan

77. Abdiwahab Jamac Yaasiin

78. Abdulahi Abdi Nuur

79. Abdulahi Haji Cige

80. Abdulaziz Abdulahi Geedi

81. Ahmed Ismail Mohamed (Lugo)

82. Ali Ahmed Mohamed Xirsi

83. Axmed Aadan Jamac

84. Bare Salebaan Geedi

85. C/laahi Maxamed Xuseen

86. C/raxman Cali Jibriil

87. C/waxid Cabdullahi Ibrahim

88. Cabdi Cabdulaahi Jamac

89. Dahir Farah Faras

90. Da’ud Abdikarim Maxamed

91. Dr. Abdulkadir Xasan Jamac

92. Hamze Sheakh Xuseen

93. Hassan Farax Mumin

94. Mohamed Ahmed Cali

95. Ali Osman Faarax

96. Maxamud Axmed Maxamud

97. Maxamed C/lahi Xasan Cali

98. Maxamed Iidle Goolaaf

99. Mohamed Abdi Yusuf Daahir

100. Mohamed Ahmed Huluf

101. Mohamed Shuriye Warsamae

102. Mohamed Cali Ibrahim

103. Mohamud Hayir Shire

104. Muse Ismail Axmed

105. Muse Hassan Abdi

106. Mohamed Abdi aadan

107. Salebaan Jamal Caydiid

108. Saciid Abdi Xirsi

109. Abdikariim Maxamed Yaxye

110. Jama Ali Faarax

111. Maxauud Shire Cali

112. Xuseen Jamac Khaliif

 

113. Cumar Jaamac Rodol

114. Abdulaahi Hussei Caydiid

115. Cisman Ducaale Falaag

116. Abdulahi Abyan Hiirad

117. Abdulahi Cumar Aw Jibriil

118. Ahmed Caydiid Jamac

119. Axmed Aadan Axmed

120. Axmed Aadan C/raxman

121. ali Cabdi Diriye4

122. C/lahi Cisman Ducale Faarax

123. C/lle Xaaji Jamac Axmed

124. C/naasir Mohamed Maydh

125.Cali Ibrahim Jamac

126. C/qafaar Mohamed Omer

127. C/raxman Maxamuud Caateye

128. C/risaaq Daahir Bare

129. C/xakiim Ciise Xirsi

130. Maxamuud Cumar Dalmar

131. Cabdilaahi Axmed Cismaan

132. Cabdi Xasan Shuuriye

133. Cabdirahman Ahmed Cige

134. Cabdullahi Ibraahim Bare

135. Abdi warsame Cawed

136. Cali Xasan Warsame

137. Cisman Cilmi Jamac

138. Dr Siciid Mohamed Faarax

139. Dr. Ibrahim Suleyman Diiriye Aadan

140. Mukhtaar Maxamed Cali

141. Liibaan Xasan Cali

142. Jibriil Odowa Rageh

143. Faysal Maxamed Guuleed

144. Col Siciid Xasan Cawil Lugeeye

145. Ismaciil Ibraahim Jamac

146. Jamaal Xasan Nuur

147. Khadar Ibraahim Diiriye

148. Ahmed Ibrahim Kaariye

149. Cali Cabdalle Gees

150. Mohamed Ducaale Fartaag

151. Maxamed Axmed Gows

152. Maxamed C/laahi Qaylo

153. Maxamed Cabdi Xaashi

154. Maxamed Cali Yusuf

155. Maxamed Xuseen Aadan

156. Prof Ahmed Jamac Iidaan

157. Ridwan Maxamed Jamac

158. C/qadir C/raxman Guuleed

159. Cali Maxamed Caydiid

160. Hassan Aadan Ismaciil

161. Cawl Cali geedi

162. Xuseen Jamac Ibraahim

163. Xuseen Cabdi shire

164. Dirir Yusuf Abdi

165. Zakariye Xuseen Timir

166. A/qadir Salebaan Yaasiin

167. A/raxman Ibrahim Ali

168. Abdirahman Hirsi Geedi

169. Maxamud Xasan Xagaa

170. Mohamed Aden Guuleed

171. Jama Hussein Cali

172. Mohamed Abdi Jamac

173. Bashiir Xasan Xirsi

174. C/laahi Hayaan Bashiir

175. C/laahi Jamac Adan

176. C/qadir Xasan Xiis

177. Xaaji Cilmi Cige

178. Cabdi Axmed Dhuxul

179. Xasan Warsame

180. Cali Nuur Cali

181. Cali Yuusuf Cige

182. Ciise Maxamed

183. Cismaan Cali Cabdi

184. Cumar Maxamed Ali

185. Xaaji Cali Xasan

186. Daahir Maxamed Amiin

187. Xasan Cabdi Aadan

188. Maxamed Yasiin Nuur

189. Maxamed Ali Cige

190. Maxamed Xasan Faras

191. Maxamed Hasan Ismaciil

192. Maxamed Maxamud Geedi

193. Mohamed Ahmed Jamac

194. Cali Xasan Maxamuud

195. Maxamed Cismaan Ali

196. Nuur Jamac Bayle

197. Axmed Diiriye Nuur

198. Cumar Maxamuud Gaas

199. Xasan Cabdi Faarax

200. Ibraahim Digaale

201. Xasan MaxamedCali

202. Mujaahid Yusuf Gadhweyne

 

Jamac M Seed

Degmada Caynaba Somaliland

Tell00252634360905