Baaq taageero ah shirka Beesha Muuse Dhariyo

Baaq taageero ah shirka beesha muuse dhariyo

bAsalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Badan Iyo Dhammaan Bulsho Weynta Reer Somaliland bacdal salaan

Waxa aan halkan idinku soo gudbinayaa in maqaal taageero ah shirka beesha muuse dhariyo , markaa waxa aan madaxda sharafta mudan ee saxaafadda madaxbanaan ka codsanayaa in ay ii ogolaadana inaan kala qayb qaato maqaalkaygan

allaa mahad leh

Qalinkii: Mohamed Abdi Jamac
Email: Mohamedudoode@hotmail.com