Canbaarayn xadhiga dhaliyarada iyo suxufiinta lagu la kacay degmada gar-adag

CANBAAREYN

Waxaanu si adag u canbaaraynaynaa xadhiga iyo cabudhinta xukuumada siilaanyo kulla kacayso
shacabka iyo saxaafada gaarahaan degmada garadag iyo gobollada galbeedka somaliland
waxaanu leenahay hadii xukunka lagu haysan karaayo xadhig iyo dil afweyne barre ayaa ku haysan lahaa
garadag waa meeshii laga soo maleegay xukunka maanta wadanka ka taliya kacdoonka ka dhacay iyo suxufiyiinta inoo soo gudbisay iyo dhalinyarada lagu xidh xidhayo kacdoonka lagaga soo horjeedo xukuumada siilaanyo waxay inoo cadaynaysaa in aanay kulmiye iyo xukuumada ahmed siilaanyo wax taageero ah ku haysan shacabka somaaliland. oo markii ay ka quusteen ay la soo bexeen tabihii taliskii afweyne barre ee haligmay
waanu canbaaraynaynaa fallalkaas foosha xun ee xukuumada waqtigeedii dhamaaday kula kacayso shacabka iyo iska horkeenka bulshada wallaalah ah ee somaliland
waxaanu shacbiga somaliland leenahay waytegaysaa xukuumadan daalinka ah ee inta aan iska farsamaynayno samra oo adkaysta midnimadiinana xoojiya oo illaaliya
wabillaahi tawfiiq

Afhayeenka xisbiga waddani laanta Alberta Canada