Daawo Muqaal…Fanaanka caankaa Cabdalla Yuusuf Hanuuniye Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho

Nov 13, 2014 Muqdisho (SM) – Fanaanka Cankaa ee Soomaaliyeed Cabdalla Yuusuf Hanuuniye ayaa maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho , waxaana Fanaanka kusoo dhaweeyay Gudaha Garoonka Fanaaniin iyo dadweyne kale ay ku jiraan eheladiisa.