Daawo mUQAAL: Ganacsatada Iyo Waxgaradka Gobalada Galbeedka Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Maxjarka Ay Ku Bahoobeen Ganacsatada Dalka Oo Dhami La Tixgaliyo.

Nov 7, 2014 Borama(SM) – Waxa maanta shirjaraa’id ku qabtay magaalada Boorama Waxgaradka, Salaadiinta iyo Ganacsatada gobalada Galbeedka Somaliland, shirkankajaraa’idna waxa uu daarnaa oo ay baaq u dirayaan xukuumada Somaliland, iyaga oo sheegay in wax laga qabto dhibaatada ka taagan Maxjarka ay ku bahoobeen ganacsatada ka kalasocota gobalada iyo degmooyinka Somaliland, halkan ka daawo sida uu u dhacay